Sign in to follow this  
xiinfaniin

Somaliland Accepts Aid Rejected by Puntland

Recommended Posts

Tallaabo   

Apophis;974213 wrote:
Times must be tough for the SNM if they're willing to accept handouts from the USC leader.

As if things are rosy elsewhere in the Somali peninsula. The so called USC leader and Faroole can play games with each other but the ship should be unloaded at Berbera for the sake of our poor full stop.

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

xiinfaniin;974203 wrote:
GARODI,

 

Somalis in Puntland with the exception of those in IDPs do not need food. They need shools, hospitals, infrastructure i.e. roads, airports, harbors and governance enhancing, capacity building support .

 

There are business folks who support their families by importing bariis, digir and baasto.

 

This shipment was not for IDP camps ; it was destined fishing communities of Isku-shuban, and the camel and cattle herders of Goldogob and Taleex.

I don't know whether we went to the same bosaso xin, I've been there before and all I can say is if those people don't need food Walahi I don't know who needs it. Our fellow countrymen in taleex and eastern sool will not be deprived of any aid destined for them. The image you have and what I saw are totally contradictory xin typical bias at work yet again.

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Apophis;974213 wrote:
Times must be tough for the SNM if they're willing to accept handouts from the USC leader.

They say "You can't make anything ***** proof because ****** are so ingenious"

Share this post


Link to post
Share on other sites

There are hungry people everywhere in Somalia (including Somaliland and Puntland), fake pride will not change this fact. It was amusing reading the somaliland news article confirming that they've never heard of any starving people there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Markab siday deeq raashin ah oo kismaayo

 

waxaa markii u gu horeysay magalda kismaayo soo garay markab siaday mucaawino ka timid Dowlada Turkiya.

Marakab kan oo siday mucaawino iskugu jirata Bur iyo Sonkor ayaa waxaa soo dhibay Wallalaha Turkiya Qeebteeda samafalka Bishacas Sida uu noo sheegay wakiilka Bishacas Axmed Max’ed Samater.

waxaa sidoo kale halkaas ka hadlay qaar ka mid ah madaxda maamulka Jubbland.

 

wacaa.jpg

 

P1010735.jpg

 

P1010749.jpg

 

allss.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xiin awoowe snm waa kaa gar leedahay marakan nimcada lagama kibro,ciidaa laga jaftaa ama waa la asturaa oo meel kore la saaraa

Hadaad sida adeerkaa faroole tiraahdo boowe puntland digir lagama cuno loogamana baahna xaasil xamar lagasoo diray

xadaaradii reer puntland meel baa looga dhacay

 

Waa in lagu xisaabtamaa in miis kasta oo guri dhex yaal uusan hot chocolate saarnayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^gooni, digirta adaa cunisteeda iga badsaday marka inaad markabkii digirta ee Boosaaso laga ceshay wax ka tiraahdo waa gar :D

 

Hadduu qalad jiray in cidaha qaarkood dhorw kiish la dajiyo bay ahayd intaan la celin

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Si dhabaan u qoslay mar hadaad dirteen cid wanaagsan baa alle u calfi,,, saxa wa caafiya

 

Beri baa oday reer bari ah khaliijka yimid dhalinyaradii inta lasoo salaamay bay xoogaa sooryo ah oo ay iskusoo dardareen u geeyeen jeebkuu iska gashaday,dhowr maalmood ka dib buu doon wayn iibsaday oo hanti badan kala baxay,midbaa yiri adeer xoogaagii aan kuu keenay noosoo celi, cumaal baan nahay ismaanan lahayn wan weyn subag siiye,,,,intuu qoslay buu yiri boowe anigu waxba idimaan weydiisan adinkaa lacagtiina lasoo orday oo jeebka ii geliyay

jimce wanaagsan sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Si dhabaan u qoslay mar hadaad dirteen cid wanaagsan baa alle u calfi,,, saxa wa caafiya

 

Beri baa oday reer bari ah khaliijka yimid dhalinyaradii inta lasoo salaamay bay xoogaa sooryo ah oo ay iskusoo dardareen u geeyeen jeebkuu iska gashaday,dhowr maalmood ka dib buu doon wayn iibsaday oo hanti badan kala baxay,midbaa yiri adeer xoogaagii aan kuu keenay noosoo celi, cumaal baan nahay ismaanan lahayn wan weyn subag siiye,,,,intuu qoslay buu yiri boowe anigu waxba idimaan weydiisan adinkaa lacagtiina lasoo orday oo jeebka ii geliyay

jimce wanaagsan sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this