malistar2012 Posted August 19, 2013 Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo sheegta inuu yahay Madaxweynaha Maamulka Jubaland ayaa maanta gaaray Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. ilo ku dhaw Axmed Madoobe waxaa ay sheegayaan in Adis Ababa uu u tagay sidii uu wada hadal ugula yeelan Lahaa Masuliyiin ka Socota Dowlada Soomaaliya si loo soo afgaro is fahmi waayga u Dhaxeeya Dowlada Soomaaliya iyo Axmed Madoobe. Ka hor shirka Dowlada ayaa la soo sheegayaa in Axmed madoobe uu kulan la qaadanayo Masuuliyiin ka tirsan Ururka Goboleedka IGAD si looga wada hadlo Arimaha Jubooyinka. Horay Magaalada Adis Ababa waxaa ku ugu sunaa Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Axmed madoobe. What will Axmed Madoobe compromise ? ............................... VP Fartag - The Port and airport - Raskomboni Militias being integrated with Somali Army ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 19, 2013 Hassan Ulusow flies to Addis Ababa as well. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mafia Posted August 20, 2013 Shikii oo fashilmay intuunanba bilaabmin. Quote Share this post Link to post Share on other sites