Saalax Posted August 18, 2013 ISKU SOO BAX BALAARAN OO LOOGA CABANAYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR ee Tarzan IYO KAN MAXKAMADA ee Ilka Xanaf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted August 18, 2013 Shacabka Reer Caabudwaaq ayaa Dhigay banaan bax balaadhan oo ay kaga cabanayeen Guri ay leeyihiin Caruur agoon ah oo ku Yaala Magaalada Muqdisho, Kaasi oo Beryahan Dawwadiisu Socotay. HALKAN KA DAAWO VIDEO Banaanbaxan oo looga cabanayay Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maxkamada Sare Waxaana Halkaasi Laga Soo Jeediyey Hadalo Dhaliiil ah Iyo Waliba Fariin Loo Diray Dawlada. Banaanbaxan oo ay ka qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada Ayaa waxay Socod Dheer Kusoo Mareen Qaybo badan oo Kamida Magaalada Caabudwaaq. http://horufadhi.com/2013/08/18/daawo-reer-caabudwaaq-oo-u-hanjabay-tarsan-ilko-xanafvideo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites