Dr_Osman Posted August 18, 2013 Bahdilaad lagu sameeyay Axmed-Ileey(Weligaa ma aragtay Safiir warqadihiisa aqoonsiga fadhi looga gudoomay)) Written by Administrator Saturday, 17 August 2013 17:11 Safiirka Ururka ******-Action-Group u magacoowday Magaaladda Adis-ababa Axmed Cabdi-Salaan ayaa qaab bahilaad ah lagaga gudoomay warqadii aqoonsiga ee Madaxweyne Xasan Culusoow sida hoose oogu soo qoray. Madaxweynaha Itoobiya Gilma Worda oo sida sharcida Diplomaasiyadda qoraya ay aheyd inuu isagoo taagan ka gudoomo warqadahaga ayaa la yaab iyo amaag nagu noqotay inuu warqadda ka gudoomo isagoo fadhiya kursigiisa,halka qaab isagoo rukuucaya uu is duleynaya warqadda aqoonsiga ugu dhiibayo Danjire Axmed C/salaan. Waxaa xusid mudan Safaaradaha muhiimka ee ay is leeyihiin Ururka HAG dagaal-Diplomaasiyadeed ayaad ka furin-kartaa,ayaa waxa ay u kala magacoowdeen Kenya iyo Itoobiya Cali Ameeriko iyo Axmed C/salaan oo Ilmo Hiraab isku ah Shacabkamedia-Beyra-Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 18, 2013 Ditoore. You do realize the man officially represents Somalia. His humiliation is your humiliation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 18, 2013 Che -Guevara;973938 wrote: Ditoore. You do realize the man officially represents Somalia. His humiliation is your humiliation. ka dhaadhici dhoorahaan isla fiican. Smh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 18, 2013 He doesnt represent me at all. I have my own leaders thank you very much and Puntland has officially severed ties with this HAG based enclave. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faafan Posted August 18, 2013 The position of Ethiopian President is symbolic, he wields no power. This guy has serious health problems, he can barely stand without assistance. I don't even know why he is still president. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 18, 2013 Danjiraha u dhalatay dalka Burkiinafaaso (Burkina Faso) ee u fadhiso Itoobiya iyo xarunta Midowga Afrika markee waraaqdeeda aqoonsiga dhiibaneysay: Waxaan camal iyo wixii soo giliye jawaab ma istaahilaan, laakiin dad aan waxba ogeyn ayaa aaminaayo waxaan. Odeygaan jiran kursiga ka kici karin. Qabiil caaya intee isleeyihiin ayeeba Soomaalinimadooda aflagaadeynoyaan. Heerkaas la taaganyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mohammed Posted August 18, 2013 The posts made by Faafan and Miskiin-Macruuf-Aqiyaar demonstrate what an absolute lying, deceiving ***** Dr_Osman is. I guess he looks up to that dictator known as Faroole. Same characteristics Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted August 18, 2013 Goes to show how divided we, somalis, are among tribal lines. Man calls the Somali ambassador appointed by Somali gov't, however much they disagree, tribal rep is an indication of the fact in the country and outside the country. Quote Share this post Link to post Share on other sites