Cambuulo iyo bun Posted August 14, 2013 Professor Geedi ayaa bad-baadiyay dhaqaalaha Ganastadda Beesha HAG ee Nairobi ku leeyihiin oo la qorshaynayay maalmahan in amar lagu siiyo Kenya inay ka baxaan 72-saacadood hadii kale dhaqaalahooda loo dhacayo sidii loo dhacay shirkadii (Speed-way)ee Ex-Xildhibaan Qanyare oo la xasuusto markii uu Nairobi ka horyimid siyaasadii Marxuum C/laahi Yuusuf in la dhacay xoolihiisa isagiina la soo masaafuriyay,waxaana Sirdoonka Kenya ku qasbay Siyaasiinta iyo Ganacsatadda Beesha Kabiyolax ee awooda ku leh siyaasadda Kenya,wuxuuna Geedi ka war-helay in xididada loo siibi-doono Ganacsatadda Beesha HAG ee Kenyya ee ka horyimaadda Maamulka Jubbaland oo gadaal ay ka taagan-yihiin siyaasiin iyo Ganacsato awood badan oo Beesha Kabiyolax ee u badan Soomaalidda-Kenya,marka Geedi sida Tooshka Wareega ee Shacabkamedia uu xog ku helay,duufaantii ku soo socotay Ganacsatada Beeshiisa ayuu bad-baadiyay waana nin oday ah oo laga jecel-yahay guud-ahaan Soomaaliya,iyadoo Professor Geedi uu si toos ah ugu sheegay Gancsacatadan inuu taageerayo Jubbnaland si loo arko in Beesha uu ka dhashay ay taageersan-tahay Maamulka Jubbaland http://shacabkamedia.com/warka/index.php?option=com_content&view=article&id=2846:si-la-helaygeedi-oo-bad-baadiyay-ganacsato-beesha-******-u-dhashay-oo-maalmahan-nairobi-laga-soo-tarxiili-lahaa-&catid=1:warka-gudaha&Itemid=3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 14, 2013 xiinfaniin;973264 wrote: The Kismayo equation has been solved , the core foundations of this federal state has been laid and solidified. Yesterday former PM Geedi saw the light and publicly endorsed. His bold stance is bellwether for the large UNUKA community who has a significant financial interest in Mombasa and Kenya. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/70355-Kismayo-Update/page20 LOOOOOOOOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hobbesian_Brute Posted August 14, 2013 Who the heck are kabiyolax ?. Cambuulo, HAG had this coming, they have taken the nation for a merry go around for far too long. Quote Share this post Link to post Share on other sites