Dr_Osman Posted August 13, 2013 Kaamka Mustaqbal ee Bosaso oo laga hirgaliyay leerarka cad-ceeda ku shaqeeya(Cod+Sawiro) | on August 12, 2013 Waxaa xerada Mustaqbal oo ay ku jiraan dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya ee magaalada Bosaso laga hirgaliyay leerarka ku shaqeeya cad-ceedda, kaasi oo loogu talagay in uu xerada ifiyaan xiliyada habeenkii. Kaamkan oo ay ku jiraan dad isugu jira carruur ,dhalinyaro,haween iyo dad da’ah ayaa ku yaala bariga magaalada ,gaar ahaan aaga buuraha oo ah goob ka fog magaalada. Leerarka ayaa waxaa xerada ka hirgalisay hay’adda DRC oo ka mid ah hay’adaha ka hawlgala deeganaada Puntland iyo guud ahaan Soomaalya,islamarkaana horey ugu dhistay kaamkaan 350 guri oo ka sameysan jiinkad oo ay ku noolyihiin dadkan iyo waliba suuliyaal. Waxa ay ka koobanyihiin leerarka laga hirgaliyay xerada 20, waxaana laga dhex suray goobaha ugu muhiimsan kaamka oo la is dhihi karo waxa ay ifinayaan guud ahaan xerada. Binti Cumar Samatar oo ah gudoomiye ku xigeenka kaamka oo wareysi siisay Horseeed Media ayaa sheegtay in ay ku faraxsanyihiin in kaamkooda laga dhes suro leerarka ku shaqeeya cad-ceeda,ayna u mahadcelinayaan maamulka dowladda hoose ee Puntland iyo hay’adda DRC. Waxa ay intaasi ku dartay in aysan ahayn kaamkii ugu horeeyay ee laga dhex suro leerarkan, waxaa horey laga hirgaliyay kaamam farabadan oo ku yaala magaalada. Hadaba halkan ka dhegeyso wareysiga Binti. http://horseedmedia.net/2013/08/12/kaamka-mustaqbal-ee-bosaso-oo-laga-hirgaliyay-leerarka-cad-ceeda-ku-shaqeeyacodsawiro/ Horseed Media. News Desk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 13, 2013 Where is Garoodi camps in Hargaysa? oops I forgot he lives in one at bosaso so what can he build Quote Share this post Link to post Share on other sites
kickz Posted August 13, 2013 Looks like the first colony on Mars Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted August 13, 2013 kickz;973331 wrote: looks like the first colony on mars loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hobbesian_Brute Posted August 13, 2013 Mustaqbal idp camp ?? use somali names for heavens sake, and sheet metal buildings in the middle of the desert is not good idea. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 13, 2013 Man the place looks desolate. It's amazing how anyone can survive there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted August 13, 2013 Dr_Osman;973329 wrote: Where is Garoodi camps in Hargaysa? oops I forgot he lives in one at bosaso so what can he build I'm to busy Osman chillin out in my villa in Hargaisa. Enjoy your desert wasteland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 13, 2013 poor Idps damn that heat yo living in a jiingad doesnt help it either Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted August 13, 2013 Cambuulo iyo bun;973408 wrote: poor Idps damn that heat yo living in a jiingad doesnt help it either People will be cooked in these tin cans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 13, 2013 Homunculus;973448 wrote: People will be cooked in these tin cans. Yep, tough enviroment Quote Share this post Link to post Share on other sites