cadnaan1 Posted August 10, 2013 Arintan waa cunaqabateen lagu hayo beelaha Taleex iyo Goldogob waana inay ka hadlaan arintan ,,,Arinta kale dowlada waa inay markabkaas u leexiso dekeda Hobyo halkaasnav loogu sii gudbiyo degaanka goldogob. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 10, 2013 cadnaan1;973012 wrote: Arintan waa cunaqabateen lagu hayo beelaha Taleex iyo Goldogob waana inay ka hadlaan arintan ,,,Arinta kale dowlada waa inay markabkaas u leexiso dekeda Hobyo halkaasnav loogu sii gudbiyo degaanka goldogob. +1. Reer goldogob and reer taleex must fight back Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 10, 2013 Qabyaalad qurunkeeda dad uu lafaha si xun ugu galay. Eebboow. Turkigii xataa qabiilo Soomaaliyeed laga dhigay. Maamulka Puntland oo ka celiyay Dekedda Boosaaso Markab siday Raashin ay ku deeqday Hay'adda Bisha Cas ee Turkiga Dowladda Puntland ayaa dib u celisey markab sidey raashin ay ku deeqday hay'adda Bisha Cas ee dalka Turkiga. Markabkan ayaa dhowaan soo gaarey dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Guddi wasiiro ah oo ay dowladda Puntland arinta markabkan u saartay ayaa go'aamiyey in deeqdan raashinka ah dib loogu celiyo magaalada Muqdisho oo markii horeba laga soo diray. Wasiirrada guddigan xubana ka ah oo kala ah: wasiirka amniga, wasiirka maaliyadda, wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose, wasiirka dekedaha iyo gadiidka badda iyo wasiirka warfaafinta iyo Isgaarsiinta ayaa war-saxaafadeed ay si wada jir ah usoo saareen arintan ku faahfaahiyey. Deeqdan raashinka ah oo u badan Bariis, islamarkaana ku wajahneyd degmooyinka Isku-Shuban, Taleex iyo Gal-dogob ayey wasiirradu ku tilmaameen in ay tahay mid lagu khalkhal gelinayo ammaanka iyo xasiloonida Puntland. Waxay sidoo kale sheegeen in Puntland aan lala soo socodsiin, lagalana tashan go'aanka deeqdan raashinka ah ee ay bixisay hay'adda Bisha Cas ee Turkigu loogu soo diray deegaanada Puntland. “Qaabka sharci-daradda ah ee raashinkaan lagu soo diray iyo baalmarista Dowladda Puntland waa mid xadgudub ku ah Dowladda Puntland iyo shuruucda dalka..." War-saxaafadeedka ayaa sidaas lagu sheegay. Arrintan ayaa kusoo aadeysa xilli dhowaan ay dowladda Puntland shaacisay in ay xiriirka u jartay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Puntland ayaa tallaabadaas ay qaaday sabab uga dhigtay xadgudub ay sheegtay in xukuumadda Muqdisho ay ku sameysey dastuurka dalka iyo heshiisyadii ay labada dhinac horay u wada gaareen. Xigasho _____________________ Waa gartooda those masuqmaasuq ku nool hoggaan ku sheega celiye deeqdaan because carruurtooda dibadaha ku nool uma baahno deeqdaan loogu tala galay in loogu farxiyo danyarta ku nool deegaanadaas maadaama maalmaha Ciidda lagu jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 10, 2013 Its a shame mma Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 10, 2013 You can't bring "aid" from the backdoor. Talk to the admin there first. Midda kale food aid umaba baahno Somalia, that thing makes people think backward. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted August 10, 2013 Puntland rejected the symbolism not the gesture no matter how well intended. After cutting relationships with SFG you can't expect puntland to accept that mogadishu should be the siphon where everything come from, they want the turks and the international community to deal with them independently. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 10, 2013 Thats no excuse zack wixii dhacay waa ceeb iyo fadeexad Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 10, 2013 Homunculus;973021 wrote: Puntland rejected the symbolism not the gesture no matter how well intended. After cutting relationships with SFG you can't expect puntland to accept that mogadishu should be the siphon where everything come from, they want the turks and the international community to deal with them independently. True.. there is this thing called principles! Wasaaradda gudaha bey waraaqo ka wateen kulahaa LOL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted August 10, 2013 Ha ha ha...Culosow is a joke walahi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Classified Posted August 10, 2013 I have no idea why non-Puntlanders are even concern with what happens in the clan-enclave up North-Eastern Somalia. Also, to the Khaatumo fellows, I've been hearing all your Anti-Faroole rhetoric since 2009. Faroole lives within 5 miles from Yoocda, why can't ya'll just go enter Garowe and drag him out to justice. If that won't happen then please STFU! As for the incident. Faroole wanted to expand his muscles and get some attention and he did. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 10, 2013 Misskin Macruuf , some even call the Turks , Turki Samaale:D http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/2535-turki-samaale-oo-soomaaliya-kalagoynaya Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 10, 2013 Classified;973032 wrote: why can't ya'll just go enter Garowe and drag him out to justice.. you need all these muscles to help you achieve it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted August 10, 2013 Cuqdadu xagaasay maraysa dheh. Cajiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 10, 2013 Xaaji Xunjuf;973034 wrote: Misskin Macruuf , some even call the Turks , Turki Samaale:D http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/2535-turki-samaale-oo-soomaaliya-kalagoynaya turki samaale looooooool hillarious and sad like the turks differentiates Somalis cuqdad badanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ciyaal Facili Posted August 11, 2013 islawaynida kibirnimada, iyo munaafiqnimada dawlada Muqdisho waa mid la yaab ah. qabyaaladaan goormee ayaa laga wantoobi doonaa , mise Aniga ayaa Madaxwayneh hada, sida aan doono ayaan u naqmi doonaa miyaa!!, Ciyaarta iyo sheekada noo wad ileen since 1990-2013 ayaa ku jirney. Quote Share this post Link to post Share on other sites