Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Prison Guards Trained. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Garowe: Ciidan loo soo xiray tababar

6 Aug 6, 2013 - 5:55:47 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Puntland ayaa lagu soo gabogabeeyay tababar u socday 18 maalmood ciidanka ka shaqeyn doona xabsiga cusub ee magaalada Garowe.

 

Xaquuqul insaanka, amarka taagan ee taliyaha, amniga firfircoon iyo kan joogtada ah, Gaadiidka iyo badbaadooda, Sharciga xabsiyada Puntland, is-dilka iyo dhawaac nafeedka maxaabiista, Isgaarsiinta wanaagsan, iyo gargaarka deg dega ah ayaa la baray ciidanka mudadi uu socday tababarku.

 

Hayada UNODC oo Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijka la-dagaalanka burcad badeeda ayaa tababarkan fulisay.waxana uu sheegay Mr. Roger inay khibrad u korortay ciidanka Asluubta Puntland ka dib tababarkan ay siiyeen.

 

Taliyaha Ciidanka Asluubta Gen. Cali Nuur Cumar ayaa u mahadceliyay UNODC, isagoona ka soo sheekeeyay tababaradii horey loo siiyay ciidanka Asluubta Puntland, waxana uu sheegay in Imtixaan loo geli doono xabsiga Garowe.

 

Dhismaha Xabsiga Garowe ee socda ayuu ka hadlay sidoo kale oo uu tilmaamay inuu marayo heer wanaagsan, dhowaana ku soo bixi doono mid ka mida kuwa ugu casrisan geeska Afrika.

 

1_70.jpg

2_65.jpg

3_70.jpg

4_57.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Arintu cayaar ma aha, Puntland wants to be a leader in many different sectors. Can A Gaas Presidency achieves more then this? I think militaril he won't be very astute and he might even bend side-ways for mogadishu which will be his down-fall if he does. I doubt a Gas presidency will make Puntland great, I think his just too hamar centric.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this