MoonLight1 Posted August 5, 2013 Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegay in dhawaan magaalada Muqdisho uu ku geeriyooday Xildhibaan hore Cusman Caato kadib markii uu wadnaha istaagay. Marxuum Cusman Caato ayaa ka Mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ugu caansanaa gaar ahaan magaalada Muqdisho. Allaha u naxariistee Cusman Xasan Cali Caato ayaa maalmihii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho iyadoona xaaladiisa marba marka ka dambeysa ay sii xumaaneysay. Allaha u naxariistee Cusman Caato ayaa lagu xasuustaa dagaaladii ahliga ahaa ee Muqdisho ka dhacay waxaa uuna sidooakle aad ugu soo horjeeday dowladihii KMG ee dalka soo maray marka laga tago dowladii Shiikh Shariif iyadoona uu xilal xildhibaanimo kasoo qabtay sidooakle dowladii Marxuum cabdullahi Yusuf. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted August 5, 2013 Ina Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Rajicuun. Waxaan maantay tacsi u diraay qaraabadii iyo asxaabtii iyo intii taqaanay Cismaan Caato. KULU NAFSU DAA'IQATUL MAAWT. Allah Yaa Raxma. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted August 5, 2013 AUN Osman Ato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted August 5, 2013 His last Dardaaran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 5, 2013 Ilaahay ha u naxariisto cismaan caato samir iyo iman ilahay haka siyo qaraabadisa i can say i knew him had allot conversations with him ,AUN geeridisa waa ka naxay. He was a father a family man and an excellent businessmen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted August 5, 2013 Ilaahay ha u naxariisto, dhimashadiisa waxay ku soo aaday bil barakaysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 6, 2013 He was an excellent businessman and financed important missions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 6, 2013 Allah ha u naxariisto. P.S. Classified your comment is a grave sin. Please edit asap. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiir-Jiroole Posted August 6, 2013 Hope his death was as brutal and painfull as the ones he caused over his short and pathetic life. They said he had heart problems hope he was lucid and shittting himself till the last moment amiiiiiiiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 6, 2013 Acuudibillah whats wrong with you? :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiir-Jiroole Posted August 6, 2013 Oh brother please nigga is dead I dance on his grave which is also probably a looted piece of land... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 6, 2013 are you fasting? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiir-Jiroole Posted August 6, 2013 Lool the situation will still be the same after ramadhan, xaraan ku naax go burn in hell haye dheh Quote Share this post Link to post Share on other sites