Burn Notice Posted November 23, 2013 Wiil Cusub;987198 wrote: Che and burn: different between sl and pl oil exploration is. PL they make already conclusion and they ware talking about billions of barrels, before they make any Seismic data collection. Without seismic operation 2D or 3D how can you talk about nr of barrels. In Somaliland they are talking about exploration and they never said we found oil just watch 1 min this video Wiil Africa oil conducted extensive seismics of the Dharoor prior to drilling....you dont just spend $100 million on exploration by guessing where to drill Depending on the election results in Jan, further seismics will be completed in the Dharoor in2014 now that theyhave identified an active petroleum system ...the targets in the Nugaal are drill ready as ConocoPhillips discovered oil here just prior to the outbreak of the civil war in 1993 Quote Share this post Link to post Share on other sites
AfricaOwn Posted November 23, 2013 Burn Notice;987227 wrote: Do your homework...the oil is in the Nugaal block so who ever drills there will be the big winner Good luck to Genel..the more companies drilling the merrier Somehow these huge oil and gas companies are overlooking that fact, but this pirateboy knows this? Have you no sense of decency? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 4, 2013 Somaliland: Wasiirka Daakhiliga oo Berri u Dhoofaya Ingiriiska December 4th, 2013 WarancaddeAddis-ababa (Somaliland.Org)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaaladda Addis-ababa ayaa sheegay inuu beri subax ka dhoofayo dalka Itoobiya isla markaana u socdaalayo dalka Ingiriiska. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la soo xidhiidhay shabakadda Somaliland.Org, waxa uu sheegay inuu socdaal shaqo ku tagayo dalka Ingiriiska iyadoo ay marti-qaad u samaysay shirkadda Genel Energy. “Waxaan beri subaxnimadda hore ka duulayaa madaarka Addis-ababa, anigoo u sii jeeda Magaaladda London, si aanu ugu biiro weftiga Wasiirka Arrimaha dibadda ee ku sii sugan Ingiriiska, waxaanan ka degayaa Hethrew Airport ee magaaladda London, waxaanan ku beegan nahay haddii ALLE yidhaahdo 2:30 galabnimo ee saacadda London oo aan ku degi doono Teminaalka sadexaad,”ayuu yidhi Wasiir Waran-cadde. Wasiirku waxa uu sheegay in ay masuuliyiinta sar-sare ee shirkada Genel Energy ay la yeelan doonaan kullamo lagu faaqidayo wax wada qabsiga labada dhinac. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mahiigaan Posted December 4, 2013 Oodweyne, I have a chance if the black gold is found in Oodweyne. My best buddies are from the area, weliba cadrad ( a gal ) reerka ah baan raadin doonaa haddaaney qaaligaroobin. Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 21, 2013 Somaliland Oo Heshiis Laga Gashay Shirkad Cusub Oo shiidaalka baadha December 20th, 2013 Untitled98HARGEYSA (Somaliland.Org)- Wasaarada Tamarta iyo Macdanta Somaliland ayaa maanta si rasmi ah heshiis shidaal baadhis ah ula saxeexatay shirkad lagu magacaabo ANSAN WIKFS oo laga leeyahay dalka Yeman taas oo ka hawl gasha wadamo badan oo caalamka ah. Xafladan heshiikaas lagu saxeexayay oo lagu qabtay xarunta wasaarada tamarta iyo macdanta Somaliland ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirro ka tisan xukuumadda, Gudoomiyaha guddiga hoosaadka khayraadka ee Golaha Wakiilada, saraakiil ka tirsan wasaarada iyo maamulka sare ee shirkadaasi. Heshiiskaas dhinaca Xukuumadda Somaliland uu u saxeexay Wasiiirka Tamarta iyo Macdanta Eng Xuseen Cabdi Ducaale, halka dhinaca shirka ANSAN WIKFS ay u saxeexeen Gudoomiyha Shirkadaasi Mr Shahad Cabdu Haak iyo ku xigeenkiisa Mr Hashiim Al Malaki. Eng Xuseen Cabdi Ducaale oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in xukuumad ahaan ay aad u soo dhawayanayaan fursadan maal-gashi ee lagu baadhayo shiidaalka dalka, taas oo uu tilmaamay in ay aad ugu faraxasan yihiin isla markaana Golaha Wasiirrada Somaliland ay ansixiyeen heshiiskan maanta la soo gunaanday dhamaystirkiisa bishii August ee sanadkan. Wasiirku waxa uu intaas ku in shirkada ANSAN ay tahay shirkad caalami ah oo meelo badan oo adduunka ay ka shaqayso isalamarkaana ay ka hawl-gali doonto sedexda bog-cadood ee lamabaradoodu kala yihiin 19, 14 iyo qeyb ka mid bogcada lagu magacaabo Todoabaad kuwaas oo dhammaantoodu ku yaala gobalada barri ee Somaliland. Wasiirku waxa uu xafladaasi ka sheegay in shirkada ANSON WIKFS ay bixisay lacag dhan milyan iyo sideed boqol oo kun oo dolar oo ah lacagta loo yaqaan xaqalka qalinka, taas oo si toos ugu dhacaysa qasnada dawladda islamarkaana xukuumaddu u qoondaysay in lagu horumariyo deegaamada laga baadhayo shidaalka ee shirkadu ay ka hawl gali doonto. Gudoomiye ku xigeenka shirkada ANSAN WIKFS Mr Hashim Al Malaki oo ku hadlayay magaca shirkadda ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan heshiiska ay la saxeedeen Somaliland islamarkaana ay ku dedaalayaan sidii ay uga midho dhalinayaan mashruucaasi baadhista shidaalka ah isagoo tilmamay in ay addeegsan doonaan qalab casri ah. Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryayanta Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo Gudoomiyha Guddi hoosaadka kheyraadka Golaha Wakiilada Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo si wada jir ah uga hadlay heshiiskaasi ayaa tilmaamay in ay soo dhawaynayaan heshiiskaasi kaas oo ah fursad maal gashi oo dalka u soo hoyatay waxaanay intaa ku dareen in ay shacbiga Somaliland gaar kuwa dega gobolada bariga ee laga baadhi doono shidaalku in ay la shaqeeyaan hawl wadeenada shirkadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 21, 2013 Somaliland: ANSA WIKFS Signs Oil Exploration Contract Saturday, 21 December 2013 00:31 ANSA WIKFS and Somaliland Government exchange signed oil exploration contract ANSA WIKFS and Somaliland Government exchange signed oil exploration contract HARGEISA (Somalilandsun) - Ansan Wikfs Ltd has become the latest foreign company to acquire an oil exploration and extraction contract. The Hadramaut based company in Yemen signed the contract at the offices of the ministry of Energy and Minerals in Hargeisa with signature put to pen by the company's chairperson and Somaliland energy minister Eng Hussein Abdi Duale. In the contract ANSA WIKFS acquires three oil blocks in Eastern parts of the Hawd areas of Somaliland namely blocks 14 block and block 19 as well part of blocks 7 east. Formal signing of the ANSA WIKFS Somaliland oil exploration contractFormal signing of the ANSA WIKFS Somaliland oil exploration contract The Energy Minister upon formalizing the contract informed that the ANSA WIKFS Company had paid a fee of $1m through a check to his ministry and another amount of $800, 000 whose recipient is the ministry of finance. These funds once legal and other fees are deducted shall be utilized for various development purposes within the areas where the blocks are located" informed Eng Duale who was flanked by various state officials among them livestock minister Abdi Aw Dahir and the chairman of the parliamentary Energy committee MP Saeed On display by Somaliland Energy minister Eng Duale is one of the checks of ammount worth 1.8m paid as contract signing fees by ANSA WIKFSOn display by Somaliland Energy minister Eng Duale is one of the checks of ammount worth 1.8m paid as contract signing fees by ANSA WIKFS Other foreign companies with oil exploration and extraction contracts from the somaliland government include Genel energy the Anglo-Turkish company fronted by former BP Chief executive Tony Hayward, Jacka Resources of Australia, DNO of Norway and Ophir ltd of South Africa among others. Keep watching this site for detailed information Ansan Wikfs Investments Limited (Ansan) is an independent oil and mineral resources holding company engaged in the acquisition, exploration, development and operation of petroleum and mineral properties. The Company was formed in 1991 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 21, 2013 So far Genel in the Oodweyne and Saraar Block Ansa wikfs in the Hawd Block DNO International ASA. (DNO) for the Northern Sool Xudun Block Jacka resources Oodweyne block Ophir energy In the Berbera Block Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hawdian Posted December 21, 2013 @ Xaajiga - Waar bal inta Inagu xidh warka - shurkan alf Mara - why don't the Somaliland gov try to get the Big companies who use operate in The country as any shidaal is in the coast waters . amba se serious ah ha luu shaqeeyo amba isku ciyaarta Hala joojiyo oo aan hilibka ga iyo canno aan iska bismillahsano. taan labadh dowladu ma sameysey warqad see loo mamulayo waxe jira mise waa iska side dhaqankeena oo qofii jooga baa Iska billowaya . Quote Share this post Link to post Share on other sites
spartacus Posted December 21, 2013 i'm opposing these different companies exploring SL oil exploration, this should be done one or two big companies, stay away these yemenis their country may collapse soon they looking another destination so they can meddle it.:mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites