GAROODI Posted August 4, 2013 Galgala (BurcoOnline) 03.08.2013 ilo wareedyo Saxaafada u soo gudbiyay xogo ku saabsan dhaqdhaqaaq ka soo cusboonaaday Buuraha Galgala ayaa sheegaya in lagu arkay maalmihii u danbeeyay saraakiil Alshabaab ah kuwaas oo soo galay buurahaasi.Dhaqdhaqaaqa Alshabaab ayaa ku soo beegmaya xilli uu sii Laciifayo Maamulka Puntland oo dagaal joogto ah kula gali jiray Buuralaydaa kooxda Alshabaab, kuwaasoo wadagalay dagaalo badan oo khasaare badan labada dhinac gaadhsiiyay.Dhaqdhaqaaqan soo cusboonaaday ee kooxda Alshabaab ayaa loo aanaynayaa khilaafka dhexdooda ka qarxay iyo dagaaladda joogtada ah ee kaga socda deegaanada ay ka joogeen Somaliya, waxaanay go’aansadeen in galgala ay xoojiyaan, taasoo u noqon doonta dhufaysa ugu danbeeya ee ay ka dagaalamaan.Ilo wareedyadu waxa ay sheegayaan kooxda Al-shabaab wakhtigan in ay taageero ka helayso beesha Degta deegaankaas oo ka cabsi qabta Beelaha kale ee la degaa in ay ka qaadaan Dhulkooda, waxaanay u muuqataa Alshabaab iyo Beeshaasiba wakhtigan in ay iska kaashadaan labada cadaw ee ay kala leeyihiin. Al-shabaab ayaa inta badan ka faa’iidaysta Beelaha Dulman ama laga tirade badan yahay, kuwaas oo ay Xukunkooda ku difaacaan isla markaana Beelaha tiradabadan ku sanduleeya in Hantida iyo dhulka aan lakala sheegan Karin, taasna waxa marag cad u ah goobaha ay kaga sugan yihiin Somaliya oo dadka ay la joogaan u arkaan awooda kali ah ee ka difaaci karta Beelaha ka awooda badan.Dhaqdhaqaaqan cusub maadaama Puntland daciiftay lama oga Xukuumadda Somaliland in ay la socoto iyo inkale, wallow saraakiil Booliis ah oo uu hogaaminayo taliye ku-xigeenka Booliisku booqasho ku tageen Goboladda Sool iyo Sanaag.Laakiin dhawaan warbixintii Qaramada Midoobay Golaheeda Amaanku soo saaray waxa lagu faahfaahiyay in Xeebaha barri ee Somaliland ay adeegsadaan Kooxaha Alshabaab, iyadoo lagu sheegay Hub iyo Saanadba in ay kala soo degaan, taasoo Somaliland ku keeni karta in aanay waxba ka qaban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 4, 2013 How can they take over Puntland who has jet fighters, armed helicopters, military aircrafts, f450s, tanks, bms, bullet proof technicals, military trucks, sophisticated soldier armoury, training that is unmatched at famed institutions such as base 54 military academy, carmo police academy, and bosaso marine academy. Stop being silly Garoodi, Puntland is a force to be wreckened with and will easily handle shabab, it did so with a lot less in 92 under they're former name al-itihaad, how can they not now?. You don't you see why they're hiding in the mountains, they know dhulka rag ba joggo who has defeated them in the past and will do so again. Why you think they resort to hit and run, conceal themselves in jalabiibs when in Puntland. They know full well niman aan kaftanaynin ayaa joggo meeshan Puntland la yirahdo and they have the best security set up in the nation and military capabilities that can defend them from threats from either land, sea, or air. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted August 4, 2013 ^^^^ osman your a funny guy walaahi. Jet fighters hahah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 4, 2013 I don't know Caps is Xaaji's script. Quote Share this post Link to post Share on other sites