Xaaji Xunjuf Posted August 2, 2013 kawa kale wa united UAE Kenya Ghana Senegal Rwanda , walalaha afrika weye oo anu nahay dad saaxib oo oo meel walba wax iskaga ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 2, 2013 LOOL@ how xaaji is getting trolled Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 2, 2013 Afrikaankana maxaa kuu gala, soo origin ma aadan aheyn Arab, oo Arabtoo dhan ka soo farcanta, hadaladaada wey is burinayaan ee si quman wax iigu sheeg! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 2, 2013 Nuune si fiican u eeg Afro hashimite wa afro hashimite Afrikanka na wax wanu isu nahay xaga dhinaca kale , ma garanayo sidan kugu sheego mala fahanka kugu yar, anagu carabta oo dhan waxba isu ma nihin qeyb uun banu isu ahayn laakin inkasto hashimin la yahay carabti leventka iyo qurumaha kale wax ba isku ma nihin marka termka carab inad istcmaashid maha.. Walalaha afrikanka na ha didiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 2, 2013 Anigu wax aan diidayo maba jiraan, hadana waxad tiri reer Shaam waxba nooma gala, marka ma Persian baad tahey oo boqorkii Qeysar baad gabadh ka guursateen, aan qumaati kaaga faa'iideestee si mubaasharatan wax iigu sheeg niyahow, adigu yaad tahey horta, qabiilna kuma warsan waayo anigu wax qabiil la dhaho ma aqaano, nin Ruush ayaan iska ahey oo reer Dagestaan ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted August 3, 2013 Xaaji Ilaahay ayaan kugu dhaaryee Ukraine taa baas ee aad ina daba waddo inaga daa. Xitaa haddii aad rabto inaad Afro Hashimite Somalilandishka tiradiisa iyo tayadiisa badiso inagu soo biiri umadaha la kala dhaho, Ashanti, Gujarati, Tibetan, Mongolian, iyo kuwii kale ee aad ka heshidba laakiin Ukraine inaga reeb waa cunsuriyiinee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 3, 2013 Wiil Cusub;971795 wrote: “Somaliland Xaq Ayey U Leedahay Inay Lacag Ay Gaar U Leedahay Daabacato” Gudd. Baanka Somaaliya (SLT:Hargaysa) – Guddoomiyaha Baanka Somaliya Dr. Cabdisalaan Cumar Hadliye, ayaa si kulul u beeniyay warar ay warbaahinta Somalida qaar ka mid ah maalmihii u dambeeyay baahinayeen, kuwaas oo sheegayay inay dawladoodu ka dalbatay dawladda Ingiriiska inay joojiso daabicista lacagta shillinka Somaliland. Warkan oo si weyn u baahay ayaa xataa ay dad ajaanib ahi ku falanqaynayeen bogaga Internetka ee ay bulshadu xogaha isku dhaafsato sida twitterka. Hase yeeshe guddoomiye Hadliye, oo isagoo jooga magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, xalay telefoonka ugu waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa beeniyay jiritaanka warkaas, waxaanu sheegay inay Somaliland xaq u leedahay inay lacagteeda daabacato. “Warkaas aad I weydiisay gebi ahaanba waa been abuur oo maaha mid ay wax ka jiraan.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha Baanka Somaliya oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland. Guddoomiyaha waxa uu Geeska Afrikasu’aalay bal in isaga ka sakow uu warkan ka maqlay madaxda wasaaradda maaliyadda Somaliya amaba cid kale, waxaanu Mr. Hadliye yidhi, “Waa been abuur boqol kiiba boqol (100%), aanay waxba ka jirin. Somalilandna xaq ayay u leedahay inay lacagteeda daabacato,kolayba anigoo gudoomiyahii baanka ah Cabdisalaan ahaan waligay arinkaas samayn maayo. Cid I waydiisay iyo cid ka hadlaysana maan arkin mana jirto sabab loo joojiyo waxay Somaliland rabto.” Wuxuu hadalkiisa ku soo gunaanaday, “Somalilandna anigaa ka imid oo kama soo hor jeedo.” Warkan uu guddoomiyaha Baanka Somaliya baahiyay ayaa meesha ka saaraya jiritaanka warkaas sheegayay inay dawladda Somaliya ay ka codsatay dawladda Ingiriiska inaan dalkeeda lagu daabicinta lacagta shillinka Somaliland. Xigasho: Geeska Afrika This guy seems to have quite an opposition. This is the second time rumours are spread about Central Bank. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AsadSL Posted August 3, 2013 Great news and hes going a good job. PS he's from Awdal region of Somaliland i believe therefore does not share blood relations with my Reer burco peoples as Xaaji is suggesting. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted August 3, 2013 Saalax;971782 wrote: That was before, now it is made in Sudan. Somaliland is not in shortage of places to print. it's printed in India, actually. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 3, 2013 Tallaabo ukrainiansku wa walalaheen ha inaga fogeyn adeer. Quote Share this post Link to post Share on other sites