MoonLight1 Posted August 1, 2013 http://www.calanwade.com/dhagayso-tarsan/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 1, 2013 Tarzan is right. Xaad & Diiriye intey odey dhaqameed yihiin Muqdisho waa magaalo gablantay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted August 1, 2013 Maxamuud Axmed Nuur Tarzan, Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu maanta si layaab leh u weeraray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdisho isaga oo ku tilmaamay caada qaatayaal Shabaab xariir dhaw la leh. “Odayaasha Somaliland iyaga ayaa waxa ay saldhig u yihiin amaanka deegaanadaasi. Kuwa Puntiland sidoo kale nabada iyaga ayaa hor seed u ah. Deegaanadaasi oo dhan Shabaab habeen kuma hoyan karo. Deegaanadaasi laguma nabadeyn ciidan tira badan oo la geeyay. ciidan tira badana waxba tarimaayaan. Maxaa ku dhacay odayaasha dhaqanka Muqdisho. Ma waxa ay noqdeen calooshood u shaqeestayaal caada qaatayaal ah oo dhiiga shacabkooda iibsanaya?”, Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa cod dheer ku yiri. Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ma keenin cadeyn uu ku muujinaayo xariirka uu sheegay in uu ka dhexeeyo odayaasha Soomaaliyeed ee shacabku ay aad ugu kalsoonyihiin kuna tilmaamaan marjaca loo laabto hadii wax qaldamaan. Weerarkaan Tarzan uu ku qaaday odayaasha dhaqanka Muqdisho ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay jawaab adag ka bixiyaan dhaqanka muqdisho oo ah saldhigga dowlada hada jirta kuwaas oo aysan suura gal ka aheyn in ya Shabaab xariir la yeeshaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted August 1, 2013 Xaad & Diiriye only care about Hassan Dahir aweys and al shaabaab Tarzan needs to come out strong , build loyal security force to hunt down Alshaabaab cells and Nabadiid elements . Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 1, 2013 I heard the reason why Muqdisho residents don't inform security or catch assassins is because the next day the perpetrators will be bailed by red bearded odey ku sheeg and released. who can blame the poor residents of xamar? I believe he is right the blame is fuly on these odeyaal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 1, 2013 Oday dhaqmeedka xamar jooga isagi ba ciyaal xaafo ah goormu talo goyn oo gar niqi oo umad hogaamin. This is my favorite oday dhaqmeed of xamar Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 1, 2013 Xaaji Xunjuf;971651 wrote: Oday dhaqmeedka xamar jooga isagi ba ciyaal xaafo ah goormu talo goyn oo gar niqi oo umad hogaamin. This is my favorite oday dhaqmeed of xamar Xaaji that is Odey Cabdulle the comedian.looooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 1, 2013 Xamar, waa Magaalo, reer magaalkana kama dambeeyaan Oday dhaqameed. Teeda kale oday dhaqameedyada waa inay Ixtiraam ka helaan siyaasiyiinta, kuma Xamar ixtiraanka ay Pl ama SL ka helaan ma helaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 1, 2013 Maaddeey;971654 wrote: Xamar, waa Magaalo, reer magaalkana kama dambeeyaan Oday dhaqameed. Teeda kale oday dhaqameedyada waa inay Ixtiraam ka helaan siyaasiyiinta, kuma Xamar ixtiraanka ay Pl ama SL ka helaan ma helaan. oo Hargeysa magaalo maha miyaa, Bosaso magaala maha miyaa? mise reer magaalnimadu waa hala is barbar yaaco, what an excuse. war dadkani waa anarchist waa umadaan kala danbeyn aqoon, PL iyo SL waxaa mudnaanta la siiyaa oday dhaqameedyada, halka Galkacyo iyo wixii ka shisheeya siyaasiga lagu daba tukado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 1, 2013 ^^ Sida Xamar ama reer Xamarka uma reer magaalsana meelahaas aad sheegtay!. Oday dhaqameed loogama baahna meel maamul dawladeed ka jiro, sxb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 1, 2013 Horta what happened to setting up Golaha guurtida upper parliament in Somalia i believe it was one of thing they agreed on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted August 1, 2013 Tarzan has a point! Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted August 1, 2013 Forget about the elders in Mogadishu they are useless .... Tarsan needs to hire a strong man like Salad Cali Jeele the Man will clean the city .... If Tarzan was serious he can clean the city from alshabaab the man scared and reduced to hold protest everyday, Alshaabab and Nabadiids only solution is to kill them Point blank. Somaliland its Clan entity and its run by Habro clans anyone dares to challenge their power will be crushed , Puntland is run by the pirates and they secure it with force . Tarzan needs to rally his people and take charge secure his region . Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 1, 2013 malistar2012;971662 wrote: Somaliland its Clan entity and its run by Habro clans anyone dares to challenge their power will be crushed , Puntland is run by the pirates and they secure it with force . lol as if xamar was a multi tribal multi cultural city. a city where 16 out of the 17 districts have HAG governors, how can you call others clan entity is beyond me. Salad Cali Jeele?? another Xaayow comedian iga dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 1, 2013 Maaddeey;971658 wrote: ^^ Sida Xamar ama reer Xamarka uma reer magaalsana meelahaas aad sheegtay!. Oday dhaqameed loogama baahna meel maamul dawladeed ka jiro, sxb. war heedhe wax fahan, odey dhaqameedka howshiisu maha inuu maamulka faraha la galo, laakiin howshiisu waa inuu dadka wacyi galiyo, una sheego wixii xun oo dhib u keeni kara inay ka feejignaadaan, kana dhaadhacsiiyo dadkiisa inay maamulka ka danbeeyaan soona sheegaan wixii balaayo wada, dowladana kula taliyo wixii wanaagsan oo dan u ah, xamar dhibka kajira waa odayaashii oo double dealers u badan marna shabaab la shaaheeya marna xasan culusow la haasaawa, waad maqleyseen cali dheere inuu todobaadkii hore lahaa odayaal dhaqameedyo baa muqdisho naga soo waca iyagoo leh maxaa idin helay shabaabow maad ramadaanka kordhisaan qaraxyada iyo dilalka, ma garatay. Quote Share this post Link to post Share on other sites