Dr_Osman Posted July 31, 2013 Garoomada PL oo la casriyaynayo 31 Jul 31, 2013 - 3:58:56 AM GAROWE ONLINE Wasaarada duulista hawada iyo garoomada Puntland ayaa dhowaan bilaabaysa qorshe lagu hagaajinayo qaar ka mid ah garoomada diyaaraha taasoo howshiisu socoto. Wasiir ku xigeenka duulista hawada iyo garoomada Puntland Mudane Cabdiqani Geelle Yusuf oo la hadlay Radio Garowe ayaa waxa uu ka warbixiyay howlaha lagu dayac tirayo garoomada Puntland iyo xiliga ay bilaamanayaan. Bossaso ayuu xusay in dhowaan la soo bandhigi doono tartanka qandaraaska 3400 Mtr oo ah Runway-ga dayuuradaha ,iyadoona ay iska kaashan doonaan Dowladda Talyaaniga ,Puntland iyo ganacsatada. Rajo wanaagsan ayuu ka muujiyay inay wax weliba wakhtigii loogu talo galay ku dhamaadaan ,iyadoona sidoo kale Garowe iyo Galkacayo iyaga dayacyir iyo dhismayaal laga bilaabayo garoomada. Ugu danbeyntii ayaa wasiirku ugu baaqay dhalinyarada inay caqligooda iyo cilmigooda uga faa'ideeyaan horumarka Puntland ayna dib ugu soo laabtaan dalka. Halkan ka dhageyso Axmad Cawil Jaamacoo waraystay wasiir ku xigeenka http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Garoomada_PL_oo_la_casriyaynayo.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 31, 2013 Minister please hurry up and put the tender out there, so I can begin the faan game of comparing Bosaso International airport with international airports around the world. 3400 metre runway in china. For example Shanghai International Airport has a 3400 meter runway. https://en.wikipedia.org/wiki/Shanghai_Pudong_International_Airport In November 2011 Pudong Airport received approval from the national government for a new round of expansion which includes two runways. The 3,800-meter fourth runway, along with an auxiliary taxiway and traffic control facilities, is projected to cost 2.58 billion yuan (USD 403 million). The 3,400-meter fifth runway, along with a new traffic tower, will cost 4.65 billion yuan (USD 726.6 million). Construction is expected to be completed in 2015 and will double the capacity of the airport.[10][11] I want to be able to battle on SOL. While getting a night flight to Bosaso and a taxi from the taxi apron to the city and show haji hunjuf his hargaysa asphalt is comparable to galkayo at best Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 31, 2013 Maasha Allah, this is a good news ditoore. I like the positive competition you are having with XX. It is much better than some other tribal stuff we see in SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Johnny B Posted July 31, 2013 May Bosaso prosper ,but Airports can become international while runways are always runways. Quote Share this post Link to post Share on other sites