Sign in to follow this  
Mooge

Scandal at Villa Somalia

Recommended Posts

Mooge   

qoslaye took 30 of his close relatives to London for a 'conference" and they all claimed refugees. way is dhiibeeen. gone. loool.

 

his son is the first to declare he is refugee. while poor somali kids are dying in the streets of mogadishu not having enough to eat, qoslaye is on a mission to completely rob the country's wealth. my unuka friends in mogadishu are telling me qoslaye has so much money right now, it is unbelievable. loool

 

qoslaye's son is seen splashing big cash in london restaurants living luxury life. he is a refugee. lool

 

mohamed-gur-guurte.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

The corruption continues.

 

Agaasimahii Madaxtooyadda Somalia Kamaal Dahir Guutaale ayaa markii ugu horeeysay ku biiray Mucaaradka Madaxweyne Garguurte kadib markii shaqada laga eryay oo xilkiisii loo magacaabay wiil ay dhashay Madaxweynaha walaashiis.

 

Kamaal Dahir Guutaale oo ku shaaheeynaya Hotelka Grand regency ee Magaaladda Nairobi wuxuu sheegay in xilkiisii loo magacaabay wiil ay dhashay Nurto Sheekh Mohamud Culusow hasse yeeshee intaas kuma ekeeysan ee wuxuu bixiyay sirtii qarsooneed iyo dabeecada uu ku arkay Hassan Garguurte mudadii uu la shaqeeynayay.

 

Kamaal Dahir wuxuu sheegay in safarkii ugu dambeeyay ee London ku tegay Madaxweynaha uu Visayaal u qaaday lix qof oo qoyskiisa ah ,uuna ka mid yahay wiilkiisa Mohamed Hassan Sheekh Mohamud .

 

�Markii aan ka soo laabanay safarkii London waxaa noo timid Safaaradda Ingiriiska waxay nagu dhaheen aaween lixda qof ee idinka soo hartay ,waxaan u gudbiyay Madaxweyne Hassan ,wuxuu igu dhahay ka bax arrimahaas ,waxaan ka wada hadalnay David Cameroon� ayuu yiri Kamaal Dahir.

 

Wiilka uu dhalay Madaxweyne Garguurte ee Mohamed Hassan Sheekh waxaa markii ugu horeeysay lagu arkay {xafladii 1 Luulyo ee London} ka dhacday,waxaana la xaqiijiyay inuu UK iskaga dhiibay qaxootinimo laakiin lama oga inuu magaciisa isku dhiibay iyo inuu magac kale isticmaalay.

 

Mohamed Hassan Garguurte oo bartay Caafimaadka wuxuu ka shaqeen jiray rug ku taal Muqdisho oo lagu magacaabo Garguurte Specialist Clinic,sida ku qoran barta uu Facebook ku leeyahay hasse yeeshee dhamaan isaga iyo Caruurta Madaxweynaha Somalia waxay Jaamacad ka dhigan jireen Dalka Ukraine.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

maxamed xasan sheekh maxamuud oo ah wiil uu dhalay madaxwaynaha soomaaliya oo dhawaan iska dhiibay dalka uk ayaa waxaa lagu soo waramaya in ay xabsiga dhigeen waaxda imigareeshinka ee dalka UK,

 

Xariga ina sheekh maxamuud ayaa kadanbeyay kadib markii ay cadatay in fiiso lagu soo qaday magaca madaxwaynaha soomaaliya uu kusoo galay dalka ingiriiska kadibna uu is dhiibay

maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in madaxwaynaha soomaaliya wiilkisa Wax laga Weydiiyo Qaabka uu Ku soo galay dalka UK ,Warkani ilaa Hada warbaahinta u cadeyn Xogta laga Helayo,marka Laga Rebo Arinta Wiilka Oo Horay warbixin Uga Qortay Shabakadani.

Dadka Dhaliilaya arimaha siyaasada madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Ayaa Warkani ku sheegay Mid ka Mida Hantida qaranka Oo qabiil loo Leexiyey,Inkasta Oo warkani ilaa Hada Ahayn mid Sirasmiya Laga War hayo.

Waxana warkani Sii dheereyey Markii Agaasimahii hore Madaxtooyada Muqdisho Uu Sheegay In safarki UK madaxweynaha Wiilkiisa Ku weheliyey Uga Imadan UK.

Mohamed Ismacil Xirsi(Jacfar)

London UK.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Wiilka Madaxweynaha Soomaaliya oo London lagu xiray ( SAWIRO )

July 22, 2013 - Written by admin - Edited byadmin

 

 

maxamed xasan sheekh maxamuud oo ah wiil uu dhalay madaxwaynaha soomaaliya oo dhawaan iska dhiibay dalka uk ayaa waxaa lagu soo waramaya in ay xabsiga dhigeen waaxda imigareeshinka ee dalka UK,

Xariga ina sheekh maxamuud ayaa kadanbeyay kadib markii ay cadatay in fiiso lagu soo qaday magaca madaxwaynaha soomaaliya uu kusoo galay dalka ingiriiska kadibna uu is dhiibay

maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in madaxwaynaha soomaaliya wiilkisa Wax laga Weydiiyo Qaabka uu Ku soo galay dalka UK ,Warkani ilaa Hada warbaahinta u cadeyn Xogta laga Helayo,marka Laga Rebo Arinta Wiilka Oo Horay warbixin Uga Qortay Shabakadani.

Dadka Dhaliilaya arimaha siyaasada madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Ayaa Warkani ku sheegay Mid ka Mida Hantida qaranka Oo qabiil loo Leexiyey,Inkasta Oo warkani ilaa Hada Ahayn mid Sirasmiya Laga War hayo.

 

Waxana warkani Sii dheereyey Markii Agaasimahii hore Madaxtooyada Muqdisho Uu Sheegay In safarki UK madaxweynaha Wiilkiisa Ku weheliyey Uga Imadan UK.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this