Sign in to follow this  
malistar2012

suuqyada magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowga ciida, waxaana suuqyada ay durba noqdeen mid aa

Recommended Posts

Iyadoo muddo toban maalmood ay naga xigto Ciidul Fadriga, bisha Ramadaan maanta tahay 19-aad ayaa waxaa suuqyada magaalada Muqdisho ka socda diyaar garowga ciida, waxaana suuqyada ay durba noqdeen mid aad u mashquul ah.

 

Xilliyadan oo kale ee dhamaadka bisha Ramadaan ayaa suuqyada waxay yihiin kuwo aad u camiran, iyadoo dadweynuhu ay ka iibsadaan alaabaha ay is leeyihiin hadba waa u muhiim.

 

Suuqa Xamar weyne oo ay booqatay Jowhar.com ayaa ka mid ah suuqyada ugu waa weyn magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka socday ganacsi xoog leh, iyadoo dadka ay ka dukaameysanayeen carwooyinka dharka lagu iibiyo.

 

Dadka oo isugu jiray caruur iyo ciroole ayaa dharka kala duwan ka iibsanayay carwooyinka, waxaana ku arkeysa caruur ay la socdaan waalidiintooda oo dharka Ciida u iibinaya.

 

Waxaa mashquul ah dhamaan carwooyinka dharka laga iibsado ee ay caanka ku tahay Xamar weyne, iyadoo dadka ay kala xulanayeen dharka, sidoo kale goobaha harqaanka ee dharka toliinka ayaa iyana ahaa kuwo diyaar garowga ka muuqdo, waxaana jiray dhar naqshado kala duwan loo tolayay.

 

Goobaha Foornooyinka ee lagu dubo Buskutka ayaa ahaa kuwo mashquul ahaa, haween badan ayaa lagu arkayay oo nuucyada kala duwan ee Buskutka ka dubanayay, si ay maalinta Ciida ugu sooraan dadka u imaanaya.

 

Meelaha lagu kariyo Xalwada oo ah waxyaabaha Soomaalida aadka u jeceshahay ayaa dadka ka iibsanayay, qaarkood ayaa u gadanayay kiilo kiilo, halka qaarna ay qaadanayeen baaf xalwo ah.

 

diyaar-garowga-ciida_21.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_22.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_22.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_23.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_24.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_26.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_27.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_28.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_29.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

diyaar-garowga-ciida_40.jpg

 

 

 

diyaar-garowga-ciida_41.jpg

 

Xamar is doing good , Alshaabaab and dawladiid can't stop the progress ...

 

 

diyaar-garowga-ciida_42.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_43.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_45.jpg

 

Good Times , Mogadishu resident enjoying to last days of Ramadan

 

 

diyaar-garowga-ciida_47.jpg

 

Business is booming ,

 

 

diyaar-garowga-ciida_47.jpg

 

Who said Xamar is not safe to do business ...........

 

diyaar-garowga-ciida_52.jpg

 

 

diyaar-garowga-ciida_57.jpg

 

 

Good times , big Profit everyone is happy .............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this