MoonLight1 Posted July 27, 2013 Afhayeenka Al Shabaab Cali Maxamuud Raage (Dheere) ayaa waxa uu sheegay inay madaxda dawlada Federaalka Somaliya yihiin kuwo lagu shaqeysanayo oo aysan xal raadin dalka ah ujoogin. Cali Dheere ayaa si gaar ah usheegay Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Ra’iisalwasaare Saacid kuwo maqaar saar ah sida uu sheegayna ay beesha caalamka ku adeegato. Isagoo Afhayeenka guud ee Shabaabka hadalkaan ka jeedinayey Salaadii Khudbada Jimco ee shalay kadib masjid salaada lagu tukaday ayaa dadka aan dagaalka geli karin ka codsaday inay taageero afka ah umuujiyaan. Sidoo kale waxa uu Cali dheere sheegay inay isaga si gaar ah ula soo xiriireen odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha ****** ee deggan Muqdisho kana dalbadeen in weerarada Ramadaanka sidii la filayey aysan ahayn Shabaabka ka codsadeen in lala jibaaro weeraradii ay soo qaadi jireen. halkan ka dhageyso. http://www.calanwade.com/cali-dheere/ Quote Share this post Link to post Share on other sites