Dr_Osman Posted July 27, 2013 Central Laundry & Dry Cleaning: Doobi casri ah oo laga furay magaalada Garowe [Maqal+Sawiro] Doobbiga casriga ee Central Laundry & Dry Cleaning oo kii ugu horeeyay oo noociisa lagana furo magaalada Garowe ee caasimada Puntland, ayaa qaabilaya dharka noocyadiisa kala duwan, gaar ahaa kuwo aan loogu talo galin in biyo iyo Oomo-toona la taabsiiyo. Doobiga Central waxa uu shaqeeyaa 24-saac wuxuna xafiisyo kala duwan ku lee yahay deegaanada kale ee Puntland, waxana ka howl gala shaqale lagu soo tababaray dalka dibadiisa. Central Laundry & Dry Cleaning, waa doobi casri ah oo ku shaqeeya farsamadii u dambaysay, wuxuuna aad kuugu fududaynaya inuu dharkaaga oo dhan kuu mayro qadar daqiiqado ah, "soo noqo iyo walaal na sug" waa war laga tegay, hadaba gaar doobiga casriga ah Central Laundry & Dry Cleaning ee laga furay magaalada garowe. Dharka noocyadiisa cul culus iyo kuwo fudud labadaba wuu qaabilaayaa,, waxana intaasi u sii dheereen shaqaale u carbisan shaqada iyo soo dhawaynta macaabiisha ayaa halkaasi kuugu diyaaraah ee deg deg u gaar doobiga casriga ah ee Central Laundry & Dry Cleaning. halka ka dhegaayso adeegayada xarunta, Central Laundry & Dry Cleaning Wixii faah faahin ah oo intaasi dheer fadlan kala xariir talleefoonadaan 845154 ama 7003317. Central Laundry & Dry Cleaning, xaruntiisu wayn waxa ku taala magalada Garowe Wixii faah faahin ah oo intaasi dheer fadlan kala xariir talleefoonadaan 845154 ama 7003317. Central Laundry & Dry Cleaning, xaruntiisu wayn waxa ku taala magalada Garowe Sawiro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 27, 2013 I guess hajigu and jb won't be coming only for priority dental services for they're jaad stained teeths, but they will be coming for dry cleaning they're suits. WLC TO PUNTLAND Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 27, 2013 Magalada Garowe waa caasumada Puntland waxaa ay u muuqataa mid sii koraysa dhinac walba marka loo eego dhanka ganacsiga shirado ganacsi ayaa siwayn ugu soo badanaya tusaale ahaan hadaan u soo qaadano waxaa ku soo badanaya kaalimaha ama cajabyada shidaalka gaar ahaan kuwa shidaalka sifaysan ku shuba gaadiidka Shirkada SAAFI PETROLIUM waxaa ay ka mid tahay shirkada sida wayn uga dhex muuqda waxaana y Garowe ka furtay xarunt wayn taas oo ku soo kor dhisay magalada bilic iyo dhaqdhaqaq ganacsi oo muda ku dayasho inkastoo ay kuwa kale ay ka furan yihiin hada Somalidu mudnaan ayey kala siyaan dhanka Packinada gaadiidku istaagan oo aan cirri ku ahayn wakhtiga ay qadanayan shidaalka xiliyada ay safarka yihiin Maamulaha ahna Mulkilaha shirkada SAAFI PETROLIUM C/raxmaan Siciid Maxamed oo Nugaltimes u waramay ayaa sheegay adegyadda Shidaa nadiifa iyo goomiyste ama taayirada baaburta aaryadooda, supermarkedyada si ay uga faa’idaystaan dadka safarka ah Arintaan ayaa dadka ku xeel dheer ganacsiga sii kor dhaya dal burburay ku tilmamay hormar balaaran oo lagu soo kor dhiyey loona bahan yahay il la sameeyo ku dayasho mudan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 27, 2013 Somalia things are going ok in Puntland. Not much pictures out there lately. Anyways looking forward to the big one five. The great yearly bash is upon us. I think the theme to this year celebration should be Puntland maturing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 27, 2013 Dr_Osman;970756 wrote: Somalia things are going ok in Puntland. Not much pictures out there lately. Anyways looking forward to the big one five. The great yearly bash is upon us. I think the theme to this year celebration should be Puntland maturing. Dotoore it's actually a good idea to wash your teeth and clothes at one stop shop Garowe. keep the good work reer Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted July 27, 2013 You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mafia Posted July 27, 2013 Mad_Mullah;970821 wrote: You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve You cracked me up there yaa Mullah. Cold truth iga dheh. My fried was there in 2012, and he said the development in Puntland is really encouraging. It's beyond me though that both Somaliand and Puntland have been claiming autanomay and peace for many years, and they aren't even as good as Xamar which started building last year. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gar_maqaate Posted July 28, 2013 Mad_Mullah;970821 wrote: You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve Lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 28, 2013 Mad_Mullah;970821 wrote: You know you live in the third world when of the nation's biggest websites is reporting about a Dry cleaning service that opened in the capital. #Deve Sucasha ma fahmin, bal cawo yours? Haday third world tahay marka adigu 4th world ma tihid ileen ma haysatid wixi ay third worldku haystan. Meesha ay tabanayso topicyashaydu fahma. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaraadMon Posted July 28, 2013 This thread should be embalmed and preserved for future comedic relief Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 28, 2013 This is one small step for a businessman and one giant leap for Puntland ditoore;) But honestly I am worried about the number of poor women who would lose their livelihood because of this facility. Quote Share this post Link to post Share on other sites