Dr_Osman Posted July 24, 2013 Habka xulida oo la ansixiyay 24 Jul 24, 2013 - 4:11:31 AM GAROWE ONLINE Barlamaanka Puntland ayaa maanta 24 July,2013 si rasmiya u meel mariyay in xukuumada cusub Puntland ee imaanaysa lagusoo dooranayo nidaamkii hab beeleedka ahaa ee lagu soo dooran jiray xukuumadii hore. Arintaan ayaa ka dambeeysay ka dib markii guddiga sharuucda barlamaanka ay golaha barlamaanka horgeeyeen waqrad lifaaq ah oo ka hadlaysay sida lagusoo dooranayo barlamaanka midkaan ku xiga. 44 xildhibaan oo ku sugnaa golaha barlamaanka ayaa cod gacan taag ah ku meel mariyay in barlamaanka cusub uu ku imaado hab beeleed ayna soo xulayaan isimadii soo jireenka ahaa ee soo xuli jiriay barlamaanadii hore. Majirto cid ka kasoo horjeesatay ama ka aamustay isku raacida arintaan inta lagu jiray dood xildhinaanada ka yeelanayeen lifaaqa soo xulista barlamaanka cusub. Gudoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdi Rashiid Maxamed Xirsi ayaa ku dhawaaqay anisixta hab beeleedka lagusoo dooranayo barlamaanka iyo in isimada Puntland ay soo magacowdaan xubnaha cusub ee barlamaanka. Si kastaba ha ahaatee arintaan ka dhigaysa in xukuumada Puntland ee soo socota lagusoo doorandoono habkii qabaa’ilka taas oo meesha ka saaraysa nidaamkii axsaabta badan ee lagu hanweynayaa mudda badan. Halkan ka dhageyso codadkii mudanayaasha Barlamanka ee maanta http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Barlamanka_oo_an.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 24, 2013 This is a wise move. Democracy won't work for Somalis. Moonlight, Faroole was going to win either way. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 24, 2013 Dr_Osman;970431 wrote: ...Heroic Bill Sending The State Back To Clan Politics.. heroic iyo clan kala daa yaa Doktor. this is a step backward for a decade thanks to the Kings of Qardho, they made it easier for farole to come back. now who can prevent from farole a second term, he has the funds and the network to get another term. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 24, 2013 Democracy is not for everybody, unfortunately it is not for Puntland, so it is back to Far-Tag selections. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted July 24, 2013 ^^^ and a slight decrees in aid from the UN because it doesn't meet the democratisation requirements. Copying SOMALILAND has reached its limit I guess not all of us can conduct election particularly in 2 regions which consist of the entire subclan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 24, 2013 Pirates do not understand the notion democracy , its better they go back to the faro taag style of selecting their leaders. It will only create problems for them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted July 24, 2013 Thousands of years ago when human beings survived by hunting game they used some form of primitive democracy. The older or the more experienced once made the decision which family was going to eat today. Primitive democracy, one might say, have been reinvented by Puntlander...sorry I had to Take a dig at this one it was an open goal... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 24, 2013 ^ If you gonna take a dig at someone, make it sting a little harder next time-- cuz that was a total a fail. In any case, President Faroole stays and so does his stance of the federalization of Somalia which is the most important thing at this moment. Quote Share this post Link to post Share on other sites