Sign in to follow this  
Dr_Osman

Somaliland Exposed - Somalia Airspace Run From Mogadishu. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

DHEGEYSO: Dowlada F. Soomaliya oo dib uga noqotay heshiiskii Hawada ee ay Somaliland la gashay

July 24, 2013 10:50 am GMT - Written by Yusuf - Edited by Yusuf

 

Wasiirka Warfaafinta Gaadiidka Cirka iyo dhulka Dowladda Federalka Soomaaliya Mr Ciilmooge oo khudbad u jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad u beeniyay in Xarunta Laanta Hawada laga dhigayo Hargeysa. Wasiirka wuxuu tibaaxay in Xarunta weyn ahaan doonto Muqdisho balse adeega la gaarsiin doono Hargeysa iyo Garowe.

 

Wasiir Ciilmooge wuxuu meesha ka saaray heshiiskii ergadii kala meteleysay DF iyo Somaliland ku saxiixdeen Istanbul,wuxuuna cuskaday sharciga xeerka ee Hawada Soomaaliya kana diiwaangashan Qaramadda Midoobay. Hadalkaan wuxuu wejigabax iyo fadeexo ku yahay ergadii Somaliland ee ku faanay inay Hawadii Soomaaliya u soo wareejiyeen Hargeysa.

 

AUDIO

http://caasimada.com/wp-content/uploads/2013/07/Dhageyso-Wasiirka-Warfaafinta-xukuumadda-ciilmooge-.mp3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Where is Xaji, Jb, Garoodi, Carafaat and the somaliland fighters. I bet they will come in and say we don't care about somaliya airspace, we only care about somaliland airspace. Well guess what all of somaliya airspace is run from mogadishu headquarter.

 

The somaliland symapathisers will try and come up with an excuse as usual to downplay this latest news. The truthful ones will come in and call hamar an immature stakeholder that cannot be dealt with and is still the same as 1991 mentality.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

As Puntlander I Welcome this news. Crazy even thinking about somaliland running our airspace. Anyways that mashruc has gone in the bin just like the fibre optic crap has been canned

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this