Dr_Osman Posted July 20, 2013 Booqo Xarunta Abshir Dental Clinic & Labrotory ee Garoowe ku Taala Comments (0) | Write Comment Abshir Dental Clinic & Labrotory Magaca dhakhtarka: Dr.maxamed axmed xaaji abshir Aqoontiisa: dhakhtarka wuxuu wataa shahaadada koowaad ee jaamacada Daaweynta ilkaha oo loo yaqaan bachelor degree. Xarunta adeegeda &halka ay ku taal: 1. Daaweynta suuska iyo sidii looga hortagi lahaa( fillings, root canal treatments) 2. Daaweynta cudurada ku dhaca ciridka ( scalling) 3. Galinta ilkaha noocyadooda kala duwan ( full denture, partial denture, fixed prosthesis) 4. Bixinta ilkaha iyo qaliimada fudud ( extractions, minor surgeries) 5. Tala bixin guud xaga afka ah ( consultation ) 6. Xaruntan waxaa la aas-aasay 16 November 2011 7. Waxay ku taal Magaalada Garoowe ee Puntland aga- gaarka Hotel Shaariqa. 8. Waxaad Xarunta ka Heleysaa Ajnabi ka shaqeeya xaga ilka Gelinta (Lab Technition) “ABSHIR DENTAL CLINIC wuxuu idiin balanqaadayaa in uu si hufan oo daacad ah idinku shaqeeyo talo iyo tusaale wacannah idinka siiyo sida ugu haboon ee ilkahaaga loo daweyn karo, Hadafkeenu ma ahan oo kaliya in aan eegno qarashaadka yar ee aan macmiilka ka qaadno ee waxaa muhiim inoo ah in Macmilkeenu helay adeeg waafi ah anagoo waliba xooga saareynaa inaan dheeri uga dhigno adeegyo kale oo muhiim ah oo ay ugu horeyso talo bixinta waxaana idin leenahay kusoo dhawaada Waji furan hawlwadeeno u heelan shaqadooda iyo wax qabad aqooni ku larantahay oo dhameystiran. FG: waxaad Nagala soo xiriiri kartaan telphonada iyo Emailka hoos ku qoran: Tel: 090-7362485 ama Land-Line 843284. Email: Waraabe99@hotmail.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 20, 2013 This proves if the diaspora return, we can rebuild our beautiful state of Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted July 20, 2013 Rebuild? You mean build, right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 20, 2013 waryaa uchi muranka iyo waxaas iska daye, get yourself booked in for dental appointment because you won't get it in mogadishu or hargaysa Quote Share this post Link to post Share on other sites
STOIC Posted July 20, 2013 Dr. Osman..aight I gotta give props here and say your buddy office looks decent .It seems like he has the equipments. Now I need you to get me a job there ( don't listen to Xaji Xanduuf whispers I'm Kenyan and not Somalilander) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 20, 2013 Raxanreeb doing some product placement Quote Share this post Link to post Share on other sites