Dr_Osman Posted July 20, 2013 OGEYSIIS…OGEYSIIS…OGEYSIIS | on July 19, 2013 Waxaa loogu bishaaraynaa dadweynaha reer Puntland ee waxbarashada jecel in la furay Macad la mataana ah SUDAN UNIVERSITY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY , macadkaas oo loogu magacdaray Macadka Xanaanada iyo daaweynta xoolaha ee TECHNICAL COLLEGE OF VETERINARY MEDICINE ee ku yaala Magaalada Galkacyo. Waxay isdiiwaangelintu bilaabanaysaa 18 Bishan July,2013 iyadoo ay socondoonto muddo gaaban lana qaadan doono tiro arday oo xadidan. Shuruudaha ardayda looga baahanyahay ayaa ah: In ardayga uu dhamaystay dugsiga sare, sitana shahaado dugsi sare oo la aqoonsanyahay ama wax u dhigmaIn uu keeno orginal iyo copy shahaadadiisa In uu la yimaado 8 xabo oo sawiro teesare ah In uu l ayimaado cadayn dhalasho iyo sugnaan In luqada Englishka uu si fiican uga dhisanyahay In ardaygu uu diyaar u yahay barashada xanaanada iyo daaweynta xoolaha Macadkaas oo lagu qalabeeyey qalab casri oo ay ku jiraan Shaybaarada ugu hormarsan caalamka waafaqsana Shaybaarada Jaamacadaha caalamka, Macadka waxaa wax ka dhigi doona Dhakhaatiir isugu jirta Somali iyo Ajaanib. Macadka wuxuu ku haminayaa inuu soo saaro dhakhaatiir xanaanada iyo daaweynta xoolaha, maadaama wadanka uu ku tiirsanyahay waxsoo saarka xoolaha, ayna jirto baahi dhakhaatiir xanaanada iyo daawenynta xoolaha loo qabo. Sidoo kale Macadka ayaa leh deegaan loogu talagalay in lagu tababaro ardayda baranaysa Xanaanaada iyo daaweynta xoolaha waxayna ka heli karaan noocyada xoolaha lagu tababari doono ee ay dhaqdaan dadka soomaalida iyo duurjoogta. Macadka waxaa bixinaysa Shahaadada Diplom ka koowaad Jaamacada SUDAN UNIVERSITY OF SCIENCE AND TECHNOLOGY, ardayda waxay dhamaystiran karaan Degreega 1aad marka ay diplomka dhameeyaan. Isdiiwaagnelintu waxay ka bilaabanaysaa magaalada Galkacyo, gaar ahaan xafiiska ku meel gaarka a Macadka ee ku yaala daarta weyn ee Amal Bank, qolka 103 dabaqa 2aad. Wixii faahfaahin dheeri ah kala xiriir telephonadan:- 7003200 ama 7790098 Email: somali.vet@gmail.com Mahadsanidiin Maamulka Macadka Xanaanada Xoolaha ee Galkacyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 20, 2013 Another step in the right direction for Puntland. This state is truly proving it is by far the No 1 in the educational sector of Somalia. Were talking about primary/high school school curriculums unified and developed by the Puntland Ministry of Education. Were talking about universities across the region delivering educational outcomes. Even some universities have medical faculty and on-site university hospitals. Were talking about technical institutes ranging from vocational to technical across the region Were talking about Puntland high school certificates recognized as qualifiers to Sudan, Kenya, Ethiopia, Yemen, and Turkey universities. The educational sector is doing very well in this state. I suggest somalis take note Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted July 20, 2013 Great initiative for PL ditoore, this kind of higher education is sorely needed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 20, 2013 Dr_Osman;969706 wrote: In uu l ayimaado cadayn dhalasho iyo sugnaan In luqada Englishka uu si fiican uga dhisanyahay Hmmm....these don't sound right! Quote Share this post Link to post Share on other sites