Cambuulo iyo bun Posted July 15, 2013 Baadiyow is an honourable wadani man amin amiir ha xishoodo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 15, 2013 ^^ He joined the anti Culusow Camp Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted July 15, 2013 its silly propoganda xaaji no such thing, its true that Baadiyow,Shariif Ahmed,Geedi,Abdiwahab ugaas Khaliif met eachother and had a meeting in Kampala, Gaas and nuur cadde were participating via skype the reason they all met was because of a fear that somalia might become balkanized the reason being Jubbaland so they agreed to form committees that will try to bring Ahmed Madoobe and Hassan sheikh together so they can solve this mess. They are not anti culusoow they are more of a tool that will help to bring a final solution. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 15, 2013 kkkkkkkkkkkkk, puppets of Faroole need to be stopped Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 15, 2013 ^^ Thats just bull why would they all meet and talk about Jubbaland when we all know Jubbaland is far from being separated from Somalia, its just a political dispute between the govt and admin in jubbaland. There is something else going on in Kenya and these politicians are up to something. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 15, 2013 Why meet in Nairobi and not in Mogadishu, Kismayo or Galkacyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted July 15, 2013 Xaaji Xunjuf;968860 wrote: ^^ Thats just bull why would they all meet and talk about Jubbaland when we all know Jubbaland is far from being separated from Somalia, its just a political dispute between the govt and admin in jubbaland. There is something else going on in Kenya and these politicians are up to something. They weren't just talking about Jubbaland they where discussing federalism as well. Why would Shariif,Nuur cadde etc work against somalia when they infact struggled for somalia to come this far? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted July 15, 2013 Lool sorry to pop xaajis bubble but these men are not undermining the president but advising..... waan ka xuumahay xaajiyow...maanta habaarkaga waax ey tareeyso majiirto... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 15, 2013 ^^ All the websites are writing it i dont mind if they are for the government if they were for the government why not hold a conference in Xamar why in kampala Nairobi ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 15, 2013 Cambuulo iyo bun;968863 wrote: They weren't just talking about Jubbaland they where discussing federalism as well. Why would Shariif,Nuur cadde etc work against somalia when they infact struggled for somalia to come this far? What about geedi what about galaydh and cumar buur? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted July 15, 2013 tbh i dont trust those guys, but i have full faith in nuur adde,baadiyow and shariif. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted July 15, 2013 Kulan afur ah oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiin caan ah oo isugu jira Soomaali iyo Kenyaan oo ka dhacay Nairobi Isniin, July 15, 2013 (HOL) - Waxaa xalay magaalada Nairobi ka dhacay kulan ballaaran oo isugu yimaadeen siyaasiyiin caan ah oo ku jira siyaasada wadamada Soomaaliya iyo Kenya. Waxaana kulan kasoo qaybgalay Ra'iisul wasaarayaal hore: Cali Khaliif Gallayr, Cali Maxamed Geedi, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Musharraxiin Madaxtinnimo: Dr. Maxamed C/laahi Baadiyow, Yuusuf Garaad Cumar, Sheekh Maxamed Yaasiin, madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel) iyo wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Gaandi, Xildhibaano Keenyaan ah: Diiriye Cabdullahi Maxame, Maxamed Shidiye iyo Ilyaas barre Shiil. Waxaana kulankan oo markii hore la filayay in lagu weeraro dawlada federaalka ah ee Soomaaliya intiisii badnayd looga hadlay taageerada geedi socodka nabadda Soomaaliya. Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ujeedka kulankan uu yahay inaan dhiig dambe uusan ku daadan Soomaaliya, isagoo walaac ka muujiyay rabshadaha kasoo cusboonaaday Puntland iyo dagaallada asbuucyadii lasoo dhaafay ka dhacay Kismaayo oo uu sheegay inay nasiib darro ahaayeen. Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Gaandi oo kulankaas ka hadlay ayaa sharraxaad ka bixiyay qorshihii uu ku bilowday maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka oo uu sheegay in dawladii hore ee Soomaaliya ee uu madaxweynaha ka ahaa Shariif Sheekh Axmed inay qorshahaasi si bilowday. "Waxaan sugaynay in dawlada dhalataa ay meesha kasii wado heshiisyadii ay galeen dawladihi hore, dawladii hore ee Soomaaliya ayaa Kenya ka codsatay inay ka taageerto maamul u samaynta gobollada haatan laga sameeyay Jubbaland" ayuu yiri Gaandi. Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo dhalleeceeyay xildhibaanada dalbanaya inay Kenya isaga baxdo dhulkooda ayaa sheeegay inaysan Kenya ku jirin wax damac ah oo ay ku doonayso dhul Soomaaliyeed. "Annaga ayaaban ogolayn in taako kamid ah dhulka Soomaaliya ay Kenya hunguriyayso, war waxaan idin leenahay inta aad dhisanaysaan ciidamo adag ammaankiina iyo ammaankeena waa isku xiranyahay, waana ku khasbanahay inaan idin taageerno" ayuu yiri Shiil. Madaxweynaha Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel) oo goobtaas khudbad ka jeediyay ayaa sharraxay qadiyadooda isagoo sheegay inay isu taageen midnimada Soomaaliyeed balse aysan jirin wax taageero ah oo ay kaga heleen Soomaalida halganka ay ugu jiraan inaan Soomaaliya lakala karin. Xildhibaan Maxamed Shidiye oo isna ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya ayaa ku dheeraaday muhiimada ay leedahay in Soomaalida ay isu taagaan adkaynta midninadooda iyo ammaanka dalkooda. Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr oo kulanka soo xiray ayaa sheegay in qabiilka Soomaalida ee la isku haysto inaysan caddaynba in la wada dhashay. "Qabiil baa la sheegayaa, yaa DNA u kala qaaday, war hoy meesha wax la isku dilaa ma yaalliin, ee Soomaalidu danahooda ha qabsadeen" ayuu yiri Galayr. Dhammaan kasoo qaybgalayaashii kulankan ayaa diray farriimo nabadeed iyagoo sidoo kalana taageero u muujiyay geedi socodka nabadda Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted July 15, 2013 Again sorry yaa haabaro xaaji Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 15, 2013 Somalia is not being balkanised. The issue is that two clans can't live with each other unless they solve their differences but Culusow doesn't seem to want to do this. J/land is just a side-effect of this. Quote Share this post Link to post Share on other sites