Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Health Minister Selebaan Xaglatoosiye warns the Garowe clan enclave.

Recommended Posts

Wasiir xaglatoosiye oo Puntland ugu Baaqay in ay faraha kala Baxdo deeganka Sanaag Barri.

 

xaglotoosiyeHargeysa(Waaheen) Wasiirka wasaarada Caafimadaka Somaliland Mudane saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye ayaa maanta Dib Ugu Soo Laabatay Caasimada hargaysa Kadib marki Uu Ka Imid safar Shaqo uu uu ugu Maqnaa dalalka Kenya Iyo Djibouti Wasiirka Ayaa Ka Soo Dagey Gegada Diyaradaha Ee Cigaal Inter National Air-port Isaga oo Wasiirka taabtay kana Hadlay Shaqaaqooyin Dhawaan Ay Wadeen puntland waxaana uu Yidhi

 

“ilaahay ayaa mahad leh igu soo nabad celiyey dalkaygii, waxaan ku maqnaa safar shaqo aan ku tagay wadanka Kenya kaas oo aan ku wada hadlaynay haayadaha deeqaha bixiya, wada hadalkayagaasi waxa uu ku saabsanaa sidii loogu dedaali lahaa adeegyada caafimaad ee Somaliland, “ wasiirku intaasi oo Kaliya Kuma uu so Gaba Gabeeyn Ee Waxaa uu Raaciyay.

 

“Waxa kale oo aan soo maray wadanka jabuuti oo aan la soo kulmay wasiirka caafimaadka dalkaas, waxaanan uga mahad celinayaa wasiirka caafimaadka jabuuti deeq daawo ah oo ugu deeqay wadanka Somaliland.”

 

“doorasho kama socota deegaamada bariga balse maamulka Puntland qas ayey Ka wadaan, waxanaan maamulka puntland u soo jeedin lahaa inay ka waantoobaan qaska iyo dhibka ay ka wadaan deegaankaas, wax doorasho ah oo ay ka dhacaya deegaankaasina ma jirto”

 

“sida ugu dhakhsaha badan ayaan u tagayaa deegaanka buuhoodle, barnaamijkii nabadeed intii ka dhinayd waan dhamaystiraynaa.”ayuu yidhi wasiir Saleebaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this