Dr_Osman Posted July 13, 2013 UN & Puntland oo ka wada hadlay dastuurka Somalia 13 Jul 13, 2013 - 3:50:04 AM GAROWE ONLINE Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 13 July,2013 xarunta madaxtoyada Garowe ku qaabilay ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Ambassador Nicholas Kay. Wasiiro ka tirsan Puntland ayaa garoonka diyaardaha Garowe ku soo dhoweeyay wafdiga Kay ,waxana hogaaminayay wasiirka maaliyada Faarax Cali Jaamac ,wasiirka deegaanka Cabdiqani Yuusuf Cade iyo wasiirka gaadiidka Eng.Daahi Xaaji Khaliif. Ka dib kulan saacado qaatay ayay labada masuul si wadajir ah saxaafada ula hadleen ,waxana lagu soo hadal qaaday mawduuucyo ay ka mid ahaayen doorashooyinka deegaanka ee dhowaan ka dhacaya Puntland, Wax ka bedelka Dastuurka DF,Dhibaatada shilinka Somaliga ,Cunaqabadaynta hubka iyo heshiiska DF & Somaliland ee hawada oo ay ku galeen Turkiga. Madaxweyne Farole ayaa shacabka ugu baaqay inay doorashooyinka u soo baxaan ,ayna u codeeyaan isbedelka si nabadgelyo iyo dimoqraadi ah ,isagoona raacshay inaysan muhiim ahayn cida loo codaynayo balse muhiimadu tahay in laga gudbo habkii hore. ''Somalia waa in dib loo soo celiyaa dastuurkeedi ka hor intaan xeerar kale la gudbin ama dib u eegis loogu samayn'' ayuu yiri Farole oo ka hadlayay dastuurka Federalka Somalia. Dib u dhiska Maamulada dalka iyo xiriirka Puntland iyo DF ayuu xusay inay ka wada hadleen Mr.Kay oo uu raaciyay inay intii macquul ah u tanaasuli doonaan DF. Dhankiisa ayaa madaxa xafiiska UNSOM Amb.Nicholas Kay bogaadiyay horumarka iyo nabadgelyada Puntland ay ku talaabsatay ,isagoona sidoo kale ugu hanbalyeeyay doorashooyinka soo socda ee degaanka. ''Qaramada Midoobay qayb kama aha doorashooyinka Puntland,balse waxaan soo dhoweynaynaa isbedelka siyaasadeed'' ayuu yiri Kay. Waa booqashadiisi ugu horeysay Puntland tan iyo markii uu shaqada Dr.Mahiga kala wareegay 03 June,2013. Booqasho labo maalin ah ayuu ku joogi doona Puntland Mr.Kay oo xariga ka jari doona mashruuc UNDP ku taageereyso garsoorka Puntland. AUDIO http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/UN_PL_oo_ka_wada_hadlay_dastuurka_wax_laga_badalay.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted July 13, 2013 useless pirate chief, 22 yrs and they still can't build proper capacity and institutions. they think photo ops with white dignitaries is an achievement. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2013 Warsamaale i thought u were a pirate your self? Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted July 13, 2013 no XX i am ethnic Somalilander. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 13, 2013 Arrrgh! Pirates have rights to criticize other pirates just like everybody else... But on a serious note, we welcome the real president of Somalia, Mudane Nicholas Kay to Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2013 No you are not a Somalilander, you probably a HAG Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 13, 2013 Xaaji Xunjuf;968503 wrote: No you are not a Somalilander, you probably a HAG kkkkkkkkk, why can't he be Somalilander? Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted July 13, 2013 LOL oo maxaa ku jaban HAG, xaaji its so easy to play with your mind and tease out your prejudices. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2013 Maa odhan waxba ku jaban. Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted July 13, 2013 but honestly am a Somali bantu as i have said before. do you hate me ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 13, 2013 ^^ Oke good on you and why would i hate you , i dont get that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted July 13, 2013 I am not Bantu by the way foreal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted July 13, 2013 ^ Why do you say that like as if there's something wrong with being Bantu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
warsamaale Posted July 13, 2013 i did not insinuate that sxb, xagee u socotaa, i was just playing with that simpleton. Quote Share this post Link to post Share on other sites