GaadhHaye Posted July 6, 2013 Dowlada Turkiga oo dib u dhis ka bilowday xaruntii Ex-Baarlamaan ee magaalada Muqdisho (SAWIRRO) Xaruntii hore ee Ex-baarlaman oo ku burburtay dagaaladii sokeeye ee sanadihii sagaashanaadkii ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa 22 sano ka dib waxaa ka bilowday howlo dib loogu dhisayo kaasoo ay wado dowlada Turkiga. Waxaa la arkayey maalmahan gaadiidka iska rogayaasha iyo baaleyaasha heyadaha Turkiga oo goobtii xaruntaas ay ku tiilay ka daabulaya dhagxaan ka dhashay burburka xaruntaas oo ka mid ahaan jirtay goobaha ugu quruxda badan magaalada Muqdisho xiligii beri samaadkii. Xaruntan ayaa aheyd fadhi u aheyd baarlamanada dowladihii rayidka ahaa ee dalka ka jiray intii u dhexeysay sanadihii 1960-kii illaa 1969-kii, iyadoo dowladii milaateriga aheydna ay markii dambe u bedeshay xaruntii maxkamada badbaadada dalka. Dhagaxii guduudnaa ee xaruntaas ay sameysneyd ayaa intii ay socdeen dagaalada sokeeye iyo dowlad la’aanta mir-mir loo kala fujiyey oo la kala iibsaday, waxaana laga sameeyey intooda badan foornooyinka lagu dubo Rootiga. Sidoo kale, dowlada Heyadaha Turkiga ayaa magaalada Muqdisho dib uga bilaabay dhismaha Marshi-beeyadaha wadooyinka oo bilo ka ka hor hakad galay ka dib markii shaqaalaha heyadaha Turkiga weeraro lagula beegsaday Muqdisho, waxaana aad loo xoojiyey amaankooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted July 6, 2013 Same HAG that was thanking the Italians for 'building' Xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted July 6, 2013 What will they build?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted July 7, 2013 ^^^Turkey is rebuilding the ex-parliamentary building of Somali Republic. Before the evils of civil war destroyed it, it was one of Somalia's antique landmark edifice. It became known as "exbaarlamaan" in 1980 because the military government of Siyaad Bare had constructed another building for his appointed members of parliament of the Somali Revolutionary Party he had created. But exbaarlamaan has left a lingering memories on young people growing in 1960s for it was the first center where Somalis were exposed to modern democratic debates. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 7, 2013 Nothing is for free its just part of Turkey's neo ottomanism in Somalia and the larger Horn. Do you think this for free these investments largely benefits the Turkish interests in Africa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted July 7, 2013 On anther hand, Alshaab's sleeper cells in Xamar are being exposed;;;; Barqanimadii maanta ayaa waxaa lagu dilay isgoyska Fagax oo ka tirsan degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir askari ka tirsan Booliska Somalia halka qof shacab ahna la dhaawacay. Darawal watay gaari BL ah isla markaana goob joog ahaa ayaa *****lka ka qaaday in sadex nin oo bastoolado ku hubeysan mootana watay ay rasaas gaadmo ah ku fureen askarigan oo isla goobta ku dhintay. Gudoomiyaha degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir Cumar Jacfaan ayaa sheegay in askariga la dilay uu ka tirsanaa Booliska degmadiisa, ayna dilkaas ka dib sameeyeen howlgal deg deg ah. “Howlgalkaas waxaa lagu dilay hal nin oo ka mid ahaa kooxihii dilay askariga oo laga helay bastooladii uu wax ku dilay, waxaana ciidamadu ay soo qabteen labadii nine ee la socotay iyo mooto ay wateen xabsiga ayey jiifaan heyadaha amaanka ayaana ku wareejinaynaa” ayuu intaa ku daray Cumar Jacfaan. http://www.dayniile.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2013 GaadhHaye;967242 wrote: It became known as "exbaarlamaan" in 1980 because the military government of Siyaad Bare had constructed another building for his appointed members of parliament of the Somali Revolutionary Party he had created. [/i] Dowladii Kacaan just converted it, it didn't construct anything on it. Dowladii Kacaan, however, built Guriga Ummadda (Golaha Shacabka). The old baarlamaan's brick building's edifice stood until dagaalada burburiyeen. Walaalaheena Turkiga aad ugu mahadsanyihiin inay dib u dhisaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted July 8, 2013 i think it's good for Somalia as a whole to have a prosperous Mogadishu, Turkey is thinking ahead since there will be a quid pro quo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted July 8, 2013 The Turks have given up on Europe they see the wider Middle East and the Muslim world as the future of their cash flow. And in that Africa they only have one real opportunity in black Africa considering the British and French have their hands on the rest I.e the Somalians. We build you a parliament you give me access. However access to what is the million dollar question ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted July 14, 2013 The most modern hospital in East Africa is being built in Mogadishu.......Thanks again and again to Turkey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Marksman Posted July 14, 2013 What is the last picture? Is that a mosque? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Marksman Posted July 14, 2013 Is this the same hospital or a different one? This is a 200 bed hospital. Source Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted July 14, 2013 diffrent marksman and it is a large mosque being built with in the compound Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted July 24, 2013 Modernizing Mogadishu Airport Who else can help Somalia in her hour of need to such large scale??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted July 30, 2013 Turkey's Grand Project to modernize Mogadishu road system commenced yesterday, July 29, 2013... See more pictures at http://xiiso.com/?p=635 Employing locals is a plus..... Quote Share this post Link to post Share on other sites