Sign in to follow this  
Dr_Osman

Jubbaland Forces Begin Security Operation Against Shabab. Code-Name Cleaning Rats. Shabab On The Run

Recommended Posts

Dr_Osman   

War Deg Deg ah– Dowlada Jubaland oo bilowdey Howlagla xogan oo loogu yeerey “CLEANING RATS” oo lagu sifeynayo Al-shabaab, Dagaalkii oo hada bilowdey

 

Kismaayo–6 Luuliyo,2013–Puntlandi– Howlgal magaciisu yahay CLEANING RATS(nADIIFINTA jIIRKA) Ayaa Goor dhaweyd Ciidanka Jubaland ay ka bilaabeen Goobweyn kasoo lagula dagaalamayo Al-shabaab, Ciidan Gaaraya 400(Afra boqol) oo Askari kana tirsan Ciidanka Jubaland oo aad u hubeysan ayaa saaka bilaabey Howlgalka, Waxayna markiiba Xabada qabadsiiyeen Kooxo Al-shabaab ah oo halkaas Difaac kaga jirey, Dagaalkuna wuu socdaa hada.

 

Sargaal ka tirsan Taliska Ciidanka Jubaland ayaa Puntlandi u sheegey in Howlgalkaan Cleaning Rats uu yahay howlgal laga soo shaqeeyey oo ay ciidanka Jubaland loo qorsheeyey iney socdaan ilaa Jilib ayna cagta mariyaan cid walba oo hor istaagta.

 

Wararku waxay kaloo sheegayaan in Howlgalkaan uu yahay mid dhinaca kale lagu raad joogo Maleeshoyaadkii magaalada horey looga saarey oo uu Wato Korneyl Bare Hiiraale.

 

Sida Wararka aan ku heleyno Dagaalku wuxuu saaka ka bilowdey Goobweyn, Howlgalkuna waxaa laga hagayaa Kismaayo, waxaana saakal mar kale Magaalada ka baxay Gurmad ciidan oo Xoogan.

 

wixii soo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandi oo si hoose uga warqabta Howlgalkaan.

 

Puntlandi.com

Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this