Dr_Osman Posted July 6, 2013 Shiikh Axmed Madoobe oo tagay Galkacayo 6 Jul 6, 2013 - 12:59:09 AM Magaalada Galkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa goor dhowayd maanta 06 July,2013 waxa garoonka diyaardaha ka degay Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Maxamed Islaan ''Madoobe''. Wasiiro ka tirsan Puntland ,maamulka gobolka ,odayaasha dhaqanka iyo bulshada gobolka Mudug ayaa si wayn u soo dhowaysay madaxweynaha,waxana lo galbiyay dhanka magaalada. Madaxweynaha ayaa waxa wehelinaya rag uu ka mid yahay gudoomiyaha rugta ganacsiga Jubaland Yaasiin Jaamac ,Maxamuud Yusuuf Aw-Libaax oo ka mid ahaa saxiixayaashii Tubta nabada Somalia ,Maxamuud Cali Samatar ,Saalax Maxamed iyo rag kale oo ka soo jeeda Jubaland. Isbitalka wayn ee Galkacayo iyo kan GMC oo ay yaalaan dhaawacyada dagaalkii Kismayo ayuu booqanayaa haatan ,waxana kulan uu la yeelana guddiga qaabilsan gurmadka dhaawacyada. Madaxweynaha Jubaland waxa lagu wadaa inuu dhanka caasimada Garowe u soo duulo saacad ka dib oo haatan ka socota qabanqaabada soo dhowayntiisa. Wixii faahfaahin ah iyo sawiradda booqashada Axmed Madoobe kala soco GO. GAROWE ONLINE Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2013 Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo aaska boqorka ******* darteed u soo gaaray Puntland July 6, 2013 // Warar Somaali Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degay magaalada Galkacyo, waxaana wafdiga garoonka diyaaradaha Galkacyo ku soo dhoweeyay madax ka tirsan Maamulka Puntland ee Gobolka Mudug. Booqashada wafdiga uu hoggaaminayo Axmed Madoobe ayaa la sheegayaa inay la xariirto sidii uu uga qeyb geli lahaa aaska boqorka King Kong iyo sidii uu u booqan lahaa dhaawacyada la geeyay Galkacyo. “Waxaan Puntland u soo gaaray inaan idinkala qayb galno aaska Boqor C/laahi waana sababta ugu weyn ee aan idiinku nimid” ayuu yiri madaxweyne Axmed Madoobe markii uu gaaray magaalada Gaalkacyo. Axmed Madoobe ayaa uga sii gudbaya Galkacyo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, halkaas oo uu kulamo kala duwan kula qaadanayo madaxda maamulka Puntland. Waa socdaalkii ugu horeeyey ee madaxweynaha cusub uu ku soo gaaro gobollada Puntland, waxayna taasi xoojinaysaa xiriirka walaalnimo ee waligiisba ka dhaxeeyey shacabka kala degan Puntland iyo Jubaland. Aaska qaran ee Boqor Cabdulaahi ayaa laga qaaday dalka Finland isagoo wufuud galbinaya naxashka Boqorka ay haatan ku sii dhowaanayaan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia. Markaas kadibna dib loogu soo duulin doono magaalada Qardho oo si weyn looga diyaar garoobayo aaska Allaha u naxariistee Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse. Dowlada Somalia ayaa xil weyn iska saartay sidii maamuus qaran oo heer sare loogu duugi lahaa Boqor Cabdullaahi oo ahaa aqoon yahan kaalin weyn oo nabadeyn iyo dib u heshiisiinba dalka Somalia kasoo qaatay. Puntland News-24 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2013 DEG DEG: Madaxweynaha Jubbaland oo Garoowe soo Gaaray. Garoowe (RBC RADIO) Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland oo uu wehliyo Rag uu ka mid yahay Maxamed Cabdi (Gaandi) Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga ee Dowladii KMG ahayd iyo Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiirka Caafimaadka Puntland iyo Wasiiro ku xigeeno kale ayaa kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe waxaana Garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyey Masuuliyiinta ugu Sarsaraysa Puntland iyo Dad kale oo fara badan, Laamiga ayaa waxaa lagu xardhay Dhamaan Sawirrada Jubbaland dadkuna Wadada ayeey taagnaayeen iyagoo soo dhaweynaha Madaxweynaha sida uu Raxan-Reeb u sheegay Duqa Degmada Garoowe. Madaxweynaha ayaa iminka lagu sii wadaa Xarunta Madaxtooyada ee Duleedka magaalada Garoowe ku taal halkaasi oo uu kula hadli doono Saxaafada kana warami doono ujeedka Safarkiisa iyo soo dhaweynta loo sameeyey, Madaxweynaha ayaa Salaan qaadayay dhamaan dadkii Wadada isugu soo baxay kadib markii Shacab badan ay Soo dhaweyn iyo caleemo qoyan ay u lulayeen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Wafdiga uu horkacayo, Wixii warar ah iyo waxyaabaha ay ka hadlaan oo ay weliyaan sawirro kala soco Raxan-Reeb.Com Ibrahim Wadani RBC RADIO Xafiiska Wararka Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2013 Dhagayso: Madexweynaha Jubland oo Gaalkacyo gaaray kana warbixiyay ujeedada Safarkiisan Puntland uu ku yimid. Madaxweynaha dawlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Madoobe ayaa barqanimadii maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug isagoo ka soo ambabaxay magaalada Nairobi oo uu mudo ku sugnaa. Madexweyne Axmed Madoobe oo ay magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyeen Dadweyne aad u farabadan oo ay horkacayaan Xubno ka tirsan Golayaasha dawlada Puntland, Maamulka gobolka Mudug, kan degmada Gaalkacyo iyo waxgaradka qaybihiisa kala duwan ayaa booqday Dhaacyadii Kismaayo oo lagu dabiibayo Isbitaalada Magaalada Gaalkacyo. Axmed Madoobe ayaa Booqashadiisasi kadib magaalada Gaalkacyo ku qabtay Shir jaraa’id oo uu uga hadlayay Safarkiisan iyo goobaha uu tagayo iyo sidoo kale soo dhawayntii loogu sameeyay magaalada Gaalkacyo. Halkan hoose ka dhagayso Codka Axmed Madoobe http://puntlandi.com/dhagayso-madexweynaha-jubland-oo-gaalkacyo-gaaray-kana-warbixiyay-ujeedada-safarkiisan-puntland-uu-ku-yimid/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted July 6, 2013 The Crusade against Non kblax clans will bee seen as new civil war ...... Puntland and Kilin 5 should stop interfering In jubbaland . we are know hearing they are sending troops to the region this is a sign of land grabbing and aggression against the none Kblx clans . This road will take us back to all out war soon ......... Modaba will be his own downfall if he things he can scared HAG community by visiting Puntland ,Killing 5 and Katuum. Quote Share this post Link to post Share on other sites
kickz Posted July 6, 2013 Why can't the ****** in Mogadishu accept Jubbaland's fair elections? What is wrong with these dhaadans? Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted July 6, 2013 Kickz There was never fair election , some of the candidates like iften Basto was defeaedt militarily other communities never took part of the election . Sh Modaba wants Force a kblax administration on Jubbaland we will see how that turns out...... The warmongers the Picture of the day , This Pic alone is sign of war to The HAG community HAG Community can also show unity From Galgacyo to Kenyan Border ............... don't be fooled Blacky Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2013 And you think Hag or SNM scare us? You think 91 anyone was prepared, everyone thought you were fighting siyad barre not his wider clan family but we know that now. That's why ever since you could never defeat these boys without using some of sort of proxy. Mano to Mano you stand no chance. Galkayo 92 proved that and Kismayo proves that. Keep using proxies thats your best bet but come on your own and your finished and you know it. War dadku nacasana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2013 Madaxwaynaha Jubbaland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Puntland [sawiro] Waxaa goor dhawayd soo gaaray magaalada Garowe wafdigii ka socday dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland, wafdiga oo uu horkacayo madaxwaynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan ayaa waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey madaxda Puntland iyo shacab aad u farabada iyo gaadiid ay kuxardhan yihiin calamada puntland iyo jubaland iyo sawirka ahmed modobe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted July 6, 2013 This is what Farole and blacky are looking for the return of USC we will see who will benefit ... You are weaker then 90s sxb , SNM are 40 km away from Garowe lol , You are stuck in the desert and hold no influence ... don't loose Puntland sxb , Caagdheers are being fooled by the pirates , while the pirates where selling Caagdheers to Melez regime the HAG community gave them hospitality...... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2013 What you HAG AND SNM. WHAT R U GOING TO DO ADEER Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2013 Say again Mali-star The Jubbaland Master-Mind HAG AND SNM RAG-TAGS. WHAT Quote Share this post Link to post Share on other sites