Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Blasts Somalia Federal Govt For Showing It's Clan Hand On Ambassador Picks

Recommended Posts

Dr_Osman   

Zakariye-isticmaar-450x342.jpg

 

Ugaarsiga lagu hayo Dibulomaasiyiinta Reer Puntland, Goormuu Joogsan??

 

July 5, 2013 3:35 pm GMT - Written by PP - Edited by PP

 

Print

 

Akhristow waxaan Maqaalo hore uga waramey Dulmiga Iyo Eexda Ka socota Wasaarada Arrimaha Dibbada ee DF ee Soomaaliya Iyo Xafiiska Madaxweynaha DF ee Soomaaliya ee ku aadan dhanka ah Ummada Reer Puntland.

 

Akhriste waxaan la soconaa in Soomaaliya ey maanta kajirto Dowlad Federal ah, taasoo macnaheedu yahay in la baahiyo Awoodaha Dowlada Iyo Xuquuqaha kala duwan. Akhristayaal waxaan fileynay Dowladan uu Madaxweyne Hassan Ka yahay Madaxweynaha, iney ka leexan doonaan dhabihii uu Madaxweyne Shariif marey oo ahaa mid Qodxa badan, Waxaan dhowareyney Safiiradii 15-Ka badnaa ee uu Madaxweyne Shariif magacaabey ee Reer Puntland laga dhaarshey in dib-u eegis lagu sameyn doono.

 

Akhristow Dowladan maanta lagu faanayo waxaa lagu soo dhisey Canshuurtii Shacabka Puntland, ee Garowe1 Iyo Garowe2, lagu qabtey, Shirarkaas oo noqdey kuwa laga amaano London Conference 2012 Iyo 2013. Madaxweyne Hassan, Oo ey dad badani rajo Ka

qabeen oo aan kamid ahaa ayaa xariiqey Khariirad cusub oo Siyaasaded taasoo oraneysa Reer Puntland halaga fogeeyo Dibulomaasiyiinta Safiirada Iyo Qunsulada marka laga reebo Dalalka Burundi Iyo Tanzania. Waxaase maanta soo yeeraya Qeylo-dhaan cusub oo leh, Qunsuladii Tirada yaraa ee lahaayeen Reer Puntland ayaa Xilalka laga qaadey sida UAE Iyo Saudi-Arabia. Akhriste waxaan la soconaa in Madaxweyne Hassan, dib u magacaabey Safiiro hor leh Iyo Qunsulo, isagoo adeegsanaya Dariiqii uu marey Madaxweyne Shariif, ee ku dhisnaa Deegaanka Kooxeysiga Iyo kala-sooca.

 

Hadaba Iyadoo aan ka faaloodey Arrimaha aan xusey maanta Rajadii Dad badan Ka qabeen Dowlada Madaxweyne Hassan waxa ey ku dhacdey Ceel-Dheer. Akhristow waxaa Iyana soo baxaya warar sheegaya Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibbada Gacal inuu Xilalkii Qunsulnimo uu ka qaadey Qunsulka Saudi-Arabia Iyo UAE, Ayaandaro waxaa ah Wasiiru Dowle aan Xafiis laheyn sida sharciga Isla-markaana aan laheyn Saxiix inuu Xilalka Ka qaado Dibulomaasiyiin Reer Puntland ah waxa ey fariin Siyaasadeed oo Cad u tahay Shacabka Reer Puntland.

 

Ugu danbeyn waxaan Shacabka Puntland lee yahay, Waa taas Dowladii aad dhisateen Iyo sida Abaalkiinu noqdey, ee Dhulkiina u tashta. Dowlada Soomaaliya Iyo kuwa Cadowga ku ah Puntland waxaan lee yahay, horey ayay ugu hungoobeen kuwa Hub Iyo Siyaasad fog idin dheeraa iney Ummada Reer Puntland dhibaateeyaan ee Wakhti yuusan idin kaga lumin dagaalka ka dhanka ah Reer Puntland.

 

Fiiro-Gaar ah, Madaxweyne Hassanow, Lamoodse noqon weyday…!!!

 

Sakariye Isticmaar

Sakariye85@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Sakariye Isticmar is the nightmare of Garodi, Salax, JB, Xunjuf, Carafaat and shenanigans. Sakariye leaves no stone unturned, nor does he hold back about the facts, and he doesn't apologize for being a proud Puntlander. This makes the bones shatter in the enemies of Puntland when they see a Proud Puntlander speaking his mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I think this election will not be interesting because the winners are obvious. Horseed-Horcad-UDAD. But the next election will be very interesting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this