Cambuulo iyo bun Posted July 4, 2013 What happened to president Darmaan? LOL he had his own currency and all Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 4, 2013 Aaway maalaayacni threadkaaga eebooboow?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted July 5, 2013 im dead serious intuu ka baxey madaxweyne darmaan inaar? :eek: Quote Share this post Link to post Share on other sites
malistar2012 Posted July 9, 2013 Siyaasiga Cabdi Nuur Darmaan ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan oo ay la shaqeeyaan dowlada uu madaxda ka yahay Prof, Xasan Shiikh Maxamuud. Cabdi Nuur Darmaan ayaa intaasi ku daray in dadka Soomaaliyeed looga baahanyahay in si daacadnimo ah ay u garab istaagaan maamulka xilligan dalka ka jira oo wajahaya caqabado siyaasadeed oo badan. Darmaan oo hadalkiisa siiwata ayaa dowlada Soomaaliya ugu baaqay in ay wada hadal la furto kooxaha diidan jiritaankeeda oo ay ugu horeyso Xarakada Al- Shabaab si loo dhameeyo khilaafka siyaasadeed ee dalka. “Waxaan ugu baaqaya dadka Soomaaliyeed in ay gaaraan heshiis si looga gudbo dagaalada qabiileed iyo muranada siyaasadeed ee sanado badan waqtiga nagalumiyay” Cabdi Nuur ayaa u jeediyay Shacabka Cabdi Nuur Darmaan oo ah gudoomiyaha xisbiga lamagac baxay Jamhuuriga horana u sheegatay madaxweynimo xillgiii Dr Cabdi Qaasim uu madaxweynaha ka ahaa dalka ayaa xusay in Soomaaliya ay dhibaatooyin badan kala kulmeyso qaar ka mid ah wadamada caalamka, kuwaas oo dano siyaasadeed kaleh sida uu hadalka u dhigay. Darman oo ka hadalay arrinta Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa ku booriyay madaxweyne Xasan Shiikh in si shaqsi uu u dhameeyo arrinta wadaadka, maadaa uu sheegay in madaxweynaha iyo Xasan Daahir ay waqti badan aqoon ka dhaxeysay. Waxaa uu intaas ku daray in muranka siyaasadeed ee Soomaaliya ka jira uu salka kuhayo arrimaha Federaalka taasna lagu xallin karo in maamulada iyo qabiilada Soomaaliyeed ay aqoonsadaan oo ay fursad siiyaan dowlada Federaalka. Waxaa xusid mudan in Darmaan uu hoosta ka xariiqay in xisbigiisa Jamhuuriga ay shaqooyin kala duwan oo caawinta masaakiinta u badan ay xilligan ka wadaan Soomaaliya ayna ugu baaqayaan caalamka in shacabka Soomaaliyeed la taakuleeyo qaab ay ugu gudbaan dhibaatooyinka nololeed ee gudaha dalka ku heysta “Dagaal waxaa ka fiican nabad, fursad dowladnimo ayaan heysanaa ee yaan la dayicin waa iga talo,waxaa inoo bilaabaneysa bisha barakeysan ee Ramadaan waxaan dhamaan umadda leeyahay aan iscafino oo qarankeena garab istaagno” Darmaan ayaa mar kale yiri Baaqa taageerada ee Cabdi Nuur Darmaan ayaa kusoo aadaya xilli qaar ka mid ah maamulada dalka ka jira oo qaarkood ismagacaabay ay bilaabeen in ay mucaaradaan dowlada dhexe, taasna ay tahay mid dhibaato ku ah qaranimada iyo jiritaanka dalka. Somali news leader www.jowhar.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted July 9, 2013 lool cambuulo, that guy even fooled the azerbajani government in 2002 and got and invitation from them. He received a presidential welcome and of course some cash. Yaabka Yaabkis. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 10, 2013 Khadafi;967648 wrote: lool cambuulo, that guy even fooled the azerbajani government in 2002 and got and invitation from them. He received a presidential welcome and of course some cash. Yaabka Yaabkis. its azeri. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted July 10, 2013 Alpha Blondy;967847 wrote: its azeri. KUDOS alpha, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 10, 2013 ^ although, i had to check wikipedia because i'm lacking self-confidence these days . Azerbaijani is also correct. so ku duus to you too, inaar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 10, 2013 Alpha Blondy;967853 wrote: ^ although, i had to check wikipedia because i'm lacking self-confidence these days . Azerbaijani is also correct. so ku duus to you too, inaar. Alpha, af Somaligagi wuxu gaaray heer aad ku sarbeebtid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 10, 2013 Carafaat;967856 wrote: Alpha, af Somaligagi wuxu gaaray heer aad ku sarbeebtid. wuu duulo samadu gadhay. Quote Share this post Link to post Share on other sites