Dr_Osman Posted July 4, 2013 Garowe: Xukuumada Puntland oo hortagtay Barlamanka 4 Jul 4, 2013 - 4:54:24 AM GAROWE ONLINE Xubnaha xukuumadda Puntland oo uu hogaamiyo madaxweyne Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 04 July,2013 hortagay mudanayaasha Barlamanka oo u socday kalfadhigoodi 30-aad. Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo wasiiro ayaa wehelinyay kulanka Barlamanka oo uu gudoominayay Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayna fadhiyeen mudanayaasha kor u dhaafaya 50 xubnood. Safaradiisi dalka dibadda ayuu ku bilaabay madaxweynuhu ,kulamadii uu la yeeshay beesha caalamka iyo madaxweynaha Somalia oo ku aadan federaalka iyo dastuurka wax laga badalay. Waxa uu ka codsaday mudanayaasha Barlamanka inay dedejiyaan kalfadhigan inta uu socdo ansixinta Maxkamada Dastuuriga Puntland oo uu sheegay madaxweynuhu inay balan qaad u sameyeen beesha caalamka iyo ururada siyaasada inay dhisi doonaan ka hor doorashooyinka deegaanka. Nabadgelyada doorashooyinka ayuu sheegay Dr.Farole in loo baahanyahay sidii looga qayb qaadan lahaa ,waxana uu rajo wanaagsan ka muujiyay inay si wacan u dhacdo markii ugu horeysay Puntland 1998. Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ahaa wafdi dhowaan ka soo noqday Muqdisho ka dib casumaad ay u fidisay DF ayaa labada gole ee dowladda uga warbixiyay kulamadii ay la yeesheen madaxda ugu sareysa DF Somalia oo ay u gudbiyeen welwelka ka qabto Puntland in wax laga badalay dastuurki horey lagu heshiiyay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 4, 2013 I can't wait till the parliament interior is updated and I am fairly certain it will be when the multi parties happens. Can you imagine it. Horseed-Horcad and UDAD with they're sections of the parliament with seats assigned porportionately as per votes recieved in the district election voting. They going to definitely need to install some electric voting system in parliament for the presidential election to occur in parliament. Quote Share this post Link to post Share on other sites