Sign in to follow this  
Dr_Osman

President Farole Stands Before Puntland Parliament. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Garowe: Xukuumada Puntland oo hortagtay Barlamanka

4 Jul 4, 2013 - 4:54:24 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Xubnaha xukuumadda Puntland oo uu hogaamiyo madaxweyne Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 04 July,2013 hortagay mudanayaasha Barlamanka oo u socday kalfadhigoodi 30-aad.

 

Madaxweyne ku xigeenka Puntland iyo wasiiro ayaa wehelinyay kulanka Barlamanka oo uu gudoominayay Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayna fadhiyeen mudanayaasha kor u dhaafaya 50 xubnood.

 

Safaradiisi dalka dibadda ayuu ku bilaabay madaxweynuhu ,kulamadii uu la yeeshay beesha caalamka iyo madaxweynaha Somalia oo ku aadan federaalka iyo dastuurka wax laga badalay.

 

Waxa uu ka codsaday mudanayaasha Barlamanka inay dedejiyaan kalfadhigan inta uu socdo ansixinta Maxkamada Dastuuriga Puntland oo uu sheegay madaxweynuhu inay balan qaad u sameyeen beesha caalamka iyo ururada siyaasada inay dhisi doonaan ka hor doorashooyinka deegaanka.

 

Nabadgelyada doorashooyinka ayuu sheegay Dr.Farole in loo baahanyahay sidii looga qayb qaadan lahaa ,waxana uu rajo wanaagsan ka muujiyay inay si wacan u dhacdo markii ugu horeysay Puntland 1998.

 

Xildhibaan Saadiq Abshir Garaad oo ka mid ahaa wafdi dhowaan ka soo noqday Muqdisho ka dib casumaad ay u fidisay DF ayaa labada gole ee dowladda uga warbixiyay kulamadii ay la yeesheen madaxda ugu sareysa DF Somalia oo ay u gudbiyeen welwelka ka qabto Puntland in wax laga badalay dastuurki horey lagu heshiiyay.

 

IMG_1884.JPG

IMG_1889.JPG

IMG_1891.JPG

IMG_1896.JPG

IMG_1904.JPG

IMG_1901.JPG

IMG_1915.JPG

IMG_1928.JPG

IMG_1964.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I can't wait till the parliament interior is updated and I am fairly certain it will be when the multi parties happens. Can you imagine it. Horseed-Horcad and UDAD with they're sections of the parliament with seats assigned porportionately as per votes recieved in the district election voting. They going to definitely need to install some electric voting system in parliament for the presidential election to occur in parliament.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this