Dr_Osman Posted July 2, 2013 Agaasimihii Isbitaalka guud ee Qardho C/raxman Siciid Aadan oo geeriyooday laguna aasay Magaalada Qardho [sawiro] | on July 1, 2013 13 Comments Waxaa maanta 1 luulyo 2o13 magaalada Qardho lagu aasan allaah u naxariistee agaasimaha Guud ee isbitaalka Qardho Marxuum C/rixmaan Siciid Aadan oo maanta ku geeriyooday magalada Qardho. Marxuum C/raxman Siciid Aadan ayaa xanuunsanaa bilihii tagay,waxaana maanta ku geeriyooday magalada Qardho, aifka waxa uu ugu tagay 6 caruur ah iyo hooyadood. Marxuum C/raxman Siciid Aadan Agaasimihii Isbitaalka Qardho ayaa ahaa nin si weyn dadka ay u jeclaayeen,waxa uu ahaa shaqsi ku dadaala Salaada,Sadaqada Cibaadada,Caawinta masaakiinta,intabadan dadka ku dhaqan magaalada Qardho ayaa si weyn u jeclaa waxaana laga dareemayaa aaska maanta loo sameeyey oo ay ka soo qeybgaleen dad aad u badan,waxaana qof walbo wajigiisa ka muuuqday tiiraan ku aadan geeridii ku timid Agaasimihii Isbitaalka Qardho C/raxman Siciid Aadan. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ku geeriyooday Marxuum C/raxman Siciid Aadan,waxa uuna sheegay in uu ahaa nin u dadaala masaakiinta. Gudoomiyaha Gobolka karaka C/qur’aan Maxamed Aadan iyo kusimaha agaasimaha Isbitaalka Qardho Cismaan Cabdi Awmuuse aya sidoo kale tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday agaasimaha isbitaalka Qardho Marxuum c/raxman Siciid aadan. Cabdiraxman Maxamed Cali (Black) Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 2, 2013 AUN, to the director of Qardho hospital. Jannada illahi haka warabiyo, he has done alot of good work for the people of Qardho. I am quite disappointed with alot of people are dying. First it was the shocking news of Abdullahi Yusuf, Then Kingkong and now the founder of qardho hospital. Its just to much to bare. Quote Share this post Link to post Share on other sites
IsseRiyole Posted July 2, 2013 Condolences to all his family and the rest of Qardho Diasporas. Janaan ugu duceynaynaa. Amin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jiir-Jiroole Posted July 3, 2013 AUN he was indeed a very great man hope his family gets samiir iyo iman Quote Share this post Link to post Share on other sites