Sign in to follow this  
Dr_Osman

China-America-Dubai Companies Invest In Bosaso

Recommended Posts

Dr_Osman   

We Mean Business

IMG-20130629-00022.jpg

 

Were Talking Puntland

IMG-20130630-00023.jpg

 

Shirkado laga Leeyahay Dalalka Maraykanka ,Imaaraatka iyo Shiinaha oo Dhowaantan la filayo inay Maalgashi Ka Sameeyaan M.Bosaaso iyo Nawaaxigeeda.

 

Shirkado Ganacsi oo laga Leeyahay Dalalka Imaaraatka ,Maraykanka iyo Weliba Shiinaha ayaa lagu wadaa inay Maalgashi Ganacsi ka Sameeyaan Deegaano ka Mid ah Gobolka Bari Puntland Gaar Ahaan Magaalada Bosaaso iyo Nawaaxigeeda.

 

Kulan Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraarka ku dhexmaray Ganacsato Kasoo Kala Jeeda Gobolka Bari iyo Weliba Dalalka Imaaraatka ,Maraykanka iyo Shiinaha ayaa lagu kala Saxiixday sidii Ganacsigaasi lagu Hirgelin lahaa.

 

Agaasimaha Shirkada Majestic Group Mudane Cabdulqadir Cabdi Fanaan oo Warbaahinta Raadreeb la hadlay ayaa sheegay in Shirkadani ay daneynayaan Sidii ay Maalgashi ugu Sameyn Lahaayeen Degaano ka Mid ah Gobolka Bari Gaar Ahaan Magaalada Bosaaso iyo Nawaaxigeeda.

 

Agaasime Fanaan Waxa uu Sheegay in Shirkadahani ay Keeni Doonaan Warshado Sameeya Sibirka, Birta, Muraayadaha iyo Weliba Warshado Kalluun oo Casri Ah.

 

Sidoo Kale Masuuliyiintan Shirkadahan Shisheeye ayaa waxa ay sheegeen inay ka qeybqaadan doonaan Horumarinta Deegaanka Sida Caafimaadka iyo Waxbarashada.

 

Masuuliyiin ka socota Shirkadahan ayaa lagu wadaa inay Booqasho ku tagaan 15-08-2013 Magaalada Bosaaso iyo Nawaaxigeeda si ay usoo indha indheeyaan Halkii ay Warshahooda Baroosiga u dhigi Lahaayeen.

 

Isku soo wada Duuboo Tan iyo intii ka danbeysay Shirkii Soomaalida ee lagu qabtay Dalka Ingiriiska ee looga hadlayay arimaha Ganacsiga ayaa waxa deegaanada Puntland ku qulqulaya shirkado Shisheeye,Kuwaas oo dannaynaya sidii ay Maalgashi ugu Sameyn Lahaayeen Deegaanada Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

The following is awaiting the great city of Bosaso. State of the art cement factory, metal factory, windows factory, and fishing factory with a investment injections in the education and health sector while hundreds of foreign multinationals are line up to get they're investment portfolio into the city.

 

That what im talking about. Hurry up guys with the dhagax dhigis ceremony

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this