MoonLight1 Posted June 30, 2013 FADEEXAD:—Koox la socdey Xasan Daahir oo si qarsoodi ah Garoonka diyaaradaha Muqdisho looga saarey sidaasna ku galay si xor ah magaalada Ninka aad sawirkaan ku aragtaan waa Maxamed Cismaan Caruus oo ahaan jirey Afhayeenkii Xisbul Islaam , waana gacanta midig ee Xasan Daahir Aweys, wuxuuna ka mid ahaa ragii Al-shabaabka ahaa ee la socdey Xasan Daahir Aweys, sida la cadeeyey MaxamedCismaan Caruus iyo rag kale oo la socdey Xasan daahir Xalay markii Muqdisho laga soo dajiyey ayay u suura gashay iney si farsamaysan Garoonka uga baxaan iyagoo isku dhexdarey Wafdigii Ximin iyo Xeeb ee Saarnaa Diyaarada sidey Xasan Daahir Aweys. Kooxdaan Al-shabbabka ah ayaan hadda laga warheyn meesha ay Muqdisho ka galeen inkastoo loo badinayo in Dhuumashadoodu ahayd mid ay horey usoo qorsheysteen ayna ogyihiin meesha ay sal Dhigayaan, waxaa kaloo loo badinayaa iney jiraan shaqsiyaad ka tirsan ciidamada nabadsugidda inay ka caawiyeen inay baxsadaan, shaqsiyaadkaas oo loo maleynayo inay laalush qaateen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted July 1, 2013 They 've focused so much on Xassan Daahir and were carless about these men,so that could also be another reason. Waxaan rajayn in nolol ama geeri la soo qabto kuwaas haddii ay dowladi jirto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 1, 2013 What is the source of this article? Quote Share this post Link to post Share on other sites