Somalia Posted June 30, 2013 African Union Mission to Somalia denies involvement. Afhayeenka AMISOM , Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay maanta in dagaalka ka socda Kismaayo ay mas’uuliyaddiisa leedahay dowladda Soomaaliya, ciidamadooda halkaas ku suganna ay dhexdhexaad ka yihiin dagaalka. Col. Xumad oo u warramayay VOA-da ayaa sheegay in ciidamadooda aysan wax lug ah ku lahayn dagaalka socda, cid gaar ah oo ay la jiraanna aysan jirin, ayna si isku mid ahna loogu daweynayo isbitaallada AMISOM ay halkaa ku leedahay dhaawacyadii soo kala gaaray dhinacyada dagaallamaya. http://allsbc.com/amisom-oo-beenisay-eedeyn-ku-aadan-kulug-lahaanshaha-dagaaladii-kismaayo/ http://codkajubaland.com/?p=2794 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 30, 2013 Baasto has been caught. Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubadaland C/laahi Ismaaciil Fartaag ayaa cadeeyay in gacanta lagu dhigay Iftiin Xasan Baasto iyo Cabdi Baaley oo labadooda sheeganayay inay madaxweyneyaal ka yihiin Jubaland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 30, 2013 Barre Hiiraale joins Al Shabaab Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe oo kaabayaan kuwa Kenya ayaa saaka waabarigii hore ka saaray gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Ciidamadda Col, Barre Aadan Shire Barre Hiiraale oo isagu sheegtay Madaxwaynaha Jubbaland, iyo qaar kamid ah Siyaasiyiin ay isku Mowqifyihiin. Dhageyso; http://kismaayo24.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 30, 2013 SFG wants Kenya out of Kismayo. Dowladda Soomaaliya ayaa ay war kasoo saartay dagaalka mudada 3 maalin ka soconaya magaalada Kismaayo. Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/shakuul Cali Mirre oo aqriyay war kasoo madaxda sare ee dowladda ayaa sheegay in si toos ay Kenya uga qeyb qaadatay dagaalka. Dhageyso; http://warqaad.com/2013/06/30/dhageyso-dowladda-oo-codsatay-in-kenya-laga-saaro-jubooyinka/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted June 30, 2013 Baasto cooked at last! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 30, 2013 Ethiopia congratulates the Somali people on 1 of July, independence day Dowladda Federaalka Ethiopia ee aynu jaarka nahay ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu Hambalyeeysay Munaasabadda Koowda Luulyo oo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed u ah Munaasabad ku weyn. http://radiomuqdisho.net/dowladda-ethiopia-oo-shacabka-iyo-dowladda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeysay-munaasabadda-koowda-luulyo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 30, 2013 Jubbaland and SFG come to verbal understanding. Wadahadalo uga socday Addis Ababa, dawladda federaalka iyo Jubbaland oo ku soo gabagaboobay jawi wanaagsan iyo is afgarad ayaa ergooyinka ka qayb qaatay labada dhinac oo ay kala hogaaminaayeen wasiiru dawlaha madaxtooyada, Faarax Cabdiqaadir iyo madaxweynaha Jubbaland, Sh. Axmed Madoobe waxay u kicitimeen dalkii ayagoo caawa ku hakanaaya Nairobi. http://kismaayonews.com/2013/06/30/dawladda-iyo-jubbaland-oo-farxad-la-kala-laabtay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites