MoonLight1 Posted June 29, 2013 http://somalimemo.net/index.php/maqal/5860-sh-abuu-muscab-oo-markii-ugu-horeysay-faahfaahin-ka-bixiyay-howlgallo-ka-dhacay-baraawe-iyo-raamacadeey-dhageyso Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 29, 2013 This was the news 2 day ago. Baraawe:-War soo gaaray saaka Warqabadka Halgan.net ayaa sheegay in Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad oo ahaa ku xigeenkii amiirka ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane ay xaaladiisa nololeed ay ka soo baxayaan warar kale duwan. Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa Halgan.net u sheegay in Ibraahim Xaaji Jaamac Meecaad noloshiisa shaki badan la gelinayo oo wararka hordhac ah ee ka imaanaya Baraawe ay sheegayaan in la dilay isaga iyo Macalin Burhaan. Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad Ibrahim Afgan ayaa qaabka uu u geeriyooday ay ka soo baxayaan warar is khilaafsan wararka qaar ayaa sheegaya in uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dagaal dhexmaray ilaaladiisa iyo ciidamo daacada u ah Amiirka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane oo iyagu si gaadmo ah u weeraray guri uu ku sugnaa ee ku yaalay Baraawe halka wararka kale ay sheegayaan in la saaray Maxkamad ka dibna la dilay labo maalin ka hor inta uusan Sh Xassan Daahir Aweys ka bixin Baraawe. Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad Afgaan ayaa ahaa aasaasayaashii ururka Al-shabaab waxaan uu masuulka ka ahaa kooxda Amniyaadka waxaan uu ku xigeen u ahaa Amiirka ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane isagoo ahaa wadaadkii ka danbeeyey in Amiir ururka al-shabaab Axmed Cabdi Godane uu aado Koonfurta Soomaaliya kuna biiro Mucaskaraadkii ay dhalinyarada Ururka Al-shabaab ay ku tababaran jireen iyagoo ahaa saaxiibo gaar ah. Ilo wareedyo u gaar ah Halgan.net ayaa wada in ay xaqiijiyaan wax ka jira in la dilay Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad iyo Macalin Burhaan inagoo xiriiro kale duwan la samayn doona qaraabadii iyo eheladii Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad Afgaan iyo Macalin Burhaan si aan uga helno faahfaahin dheeri ah. C/casiis Maxamed Halgan.net Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 29, 2013 This Alshabab news conference was held just before Xasan Dahir landed in Muqdisho for fear of him spilling the beans of what really happened in Barawe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 29, 2013 This news was reported a couple of days ago... http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/72125-The-Night-of-the-Long-Knives-Godane-borrows-a-page-from-Hitler-s-playbook Quote Share this post Link to post Share on other sites