Sign in to follow this  
Carafaat

Happy 27th of June to all Djiboutians

Recommended Posts

Carafaat   

 

 

Wallaal inuu macaan yahay

Ninkii madi ah ayaa garan

Iney Gaajo maran tahay

ninkii noolo daranoow

adigaa mafacaa garan

adigaa mafacaa garan

 

Ieoey nabadu

marinkii xornimo jidka loo mariiyo

miirka iyo dhiiga midnimada

nolosho u nagaad tahay

dowladaha horey u maray

sidey u maalan iyaga ka marag furi

 

Midniyaha colaadeey dhago la isku mariyo

Meydka oo la kala garan

dhulka oo maa goolo

mago soo baxaya laga wayo mirihii

meyhaawga gaajada

afrikada madooweey isku mehered seegtay

kuwa soo mara garan

 

Murti iyo heesahaa waxa loo maldhahayaa maan garashadiina

dalka kii ka maqanoow, naga maqal, maqal, maqal. naga maqal

kuwa maanta joogoow waad aragtadaa maantada

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this