Carafaat Posted June 29, 2013 Wallaal inuu macaan yahay Ninkii madi ah ayaa garan Iney Gaajo maran tahay ninkii noolo daranoow adigaa mafacaa garan adigaa mafacaa garan Ieoey nabadu marinkii xornimo jidka loo mariiyo miirka iyo dhiiga midnimada nolosho u nagaad tahay dowladaha horey u maray sidey u maalan iyaga ka marag furi Midniyaha colaadeey dhago la isku mariyo Meydka oo la kala garan dhulka oo maa goolo mago soo baxaya laga wayo mirihii meyhaawga gaajada afrikada madooweey isku mehered seegtay kuwa soo mara garan Murti iyo heesahaa waxa loo maldhahayaa maan garashadiina dalka kii ka maqanoow, naga maqal, maqal, maqal. naga maqal kuwa maanta joogoow waad aragtadaa maantada Quote Share this post Link to post Share on other sites