Xaaji Xunjuf Posted June 28, 2013 Xassan daahir aways ma tol beelin, the Clan is always protective no matter what. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 28, 2013 I think you are reading too much into this. The fate of Hassan (alla ka sakow) is not in the hands of any clans elders. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 28, 2013 Xiinfaniin who will decide his fate, are you sure the Somali govt can bring him to justice as long as his clan protects him. I doubt it Hassan remains in the hands of his clan where no one can touch him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted June 28, 2013 Sida uu qoray websiteka dowlada mamulka ximin iyo xeeb waxay ku amreen inuu uga baxo dhulkooda mudo kooban meel uu aadi doono lama yaqaano. Dhinac ahlu sunna ayaa fadhiya dhinacna galmudug. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 28, 2013 This man should NOT be allowed to live. He's poison and should be executed in Xamar to send a message. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 28, 2013 Haatu;965026 wrote: This man should NOT be allowed to live. He's poison and should be executed in Xamar to send a message. +1.well said Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted June 28, 2013 Dilkiisa waxa faaido ku qaba shabaabka qeybta ahmed godane waxaa fiican hada lasii daayo si ayaga dhexdooda isku dhameeyaan oo burburkooda u sii badato.Kadibna inta soo harto loo dhameystiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 29, 2013 War Deg Deg Ah— Xasan Daahir Aweys oo loo wado Buuraha Galgala Warar Rasmi ah Oo Puntlandi heleen ayaa cadeynaya in Xasan Daahir Aweys lagasoo Xigtey in isaga iyo Ciidankiisa la socda ay u gudbayaan Buuraha Galgala ee deegaanada Puntland halkaasoo uu sheegay in Ragiisa ay joogaan. Wadahdaladii ka socdey Cadaado ayaa Xasan Daahir wuxuu diidey in Muqdisho la geeyo, wuxuu kaloo ku adkaystey mowqifkiisii Al-shbaab nimada oo markii hore loosoo jeediyey inuu cadeeyo inuu ka waantoobo, waa sida ay sheegeen rag ay isku heyb yihiin isaga. Waxaa hada soo bxaya in Xasan Daahir uusan uso socon Magaalada Muqdisho iyadoo ay mowqifkiisa uu ku diidey Muqdisho ay sii xoojiyeen Reerka uu ka dhashey oo ogaadey in hadii Muqdisho la geeyo uu ugacan galayo Wadamo kale oo hada saf ugu jira madaxiisa inay gacanta ku dhigaan. Dowlada Puntland illaa hada si rasmi ah ugama hadlin Xalada Xasan Sheikh. Puntlandi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 29, 2013 He is joining Sheikh Atam al Gal galawi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 29, 2013 He's been monitored. I doubt he will be allowed to get to the safety of those mountains. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 29, 2013 very possible thing, if he goes to Galgala its a win win situation for the SFG and his Tolka, then he will become a Puntland problem. Quote Share this post Link to post Share on other sites