Che -Guevara Posted June 27, 2013 http://jowhar.com/news.php?readmore=534 Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted June 27, 2013 Dog eat Dog mentality. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ole-maasai Posted June 27, 2013 Che -Guevara;964716 wrote: http://jowhar.com/news.php?readmore=534 This Godane goon must be a treacherous and merciless extremist. Waxii ka hooseye oo dhan wuu cunay. Next asagaa is cuni.ilayn meel kaloo uu baxaa ma jiraane. Ilaahay ummada haksoo qabto mujirimiintan diintii iyo dalkiiba baabi'isay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 27, 2013 Waxaa saacadba saacada ka dambeysa isa soo taraya wararka sheegaya in Xarakada Al-Shabaab ay qaarajisay saraakiil sare oo ka tirsanaa, kuwaasoo ay ka mid yihiin Ibraahim Xaaji Jaamac (Afghan) iyo Sheekh C/xamiid Xaashi Colhaye (Macalin Burhaan) oo lagu soo qabtay howlgal ka dhacay dabayaqaadii todobaadkii hore degmada Baraawe. Ibraahim Afghan oo shabaabka dhexdiisa looga yaqaanay Abuubakar Al-Seylici ayaa ahaa ku-xigeenka hogaamiyaha Al-Shabaab, isagoo mar soo noqday gudoomiyaha Al-shabaab ee gobolka Jubada hoose, waxaana sidoo kale la sheegaa inuu ka mid ahaa asaasayaashii Al-Shabaab. Mid ka mid ah bogaga sida weyn u taageera Al-Shabaab oo la yiraahdo somalimidnimo.com ayaa soo daabacay in la khaarajiyey saraakiil sare oo ka tirsanaa kooxdaas kuwaasoo uu ku jiray Ibraahim Xaaji Jaamac (Afghan) oo ka mid ahaa rag Maraykanku uu madaxooda dul-dhigay malaayiin dolar iyo Macalin Burhaan oo isna ka mid ahaa saraakiisha Al-Shabaab. Raggan ayaa ka mid ahaa saraakiisha sida uga weyn uga soo horjeeday mudooyinkan Amiirka guud ee Al-Shabaab Shiikh Axmed Abuu-Subeyr ka dib markii ay dhaliileen hogaankiisa kuna eedeeyeen keligii telisnimo iyo waxyaabo kale, waxaana Ibraahim Afghan uu dacwad ka dhan ah amiirka Al-shabaab u qoray hogaamiyaha Al-Qaacida ayman Al-Zawaahiri. Boggan taageera Al-Shabaab ayaa sheegay in galabnimadii Shalay oo Arbaca ahayd, June 26,2013 uu Waaliga Shabeelada Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla iyo Masuuliyiin kale ay kulamo la qaateen Xaasaskii labada Sheekh oo midkiiba uu ka tagay sadex Xaas iyo dhowr iyo Toban Caruur, waxayna u sheegeen inay Asayda qaadaan, iyagoo u xaqiijiyey dilka raggooda. Sidoo kale boggan ayaa qoray in Sidoo kale ay la kulmeen masuuliyiintan Hooyadii dhashay Sheekh C/xamiid Xaashi Colhaye (Macalin Burhaan), iyagoo u sheegay in wiilkeeda la dilay. Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa saraakiisha ka soo horjeeday amiirka Al-shabaab ayaa markii gacanta lagu dhigay qaar ka mid ah saaxiibadiis dooni uga baxsaday degmada Baraawe isagoo ka degay xeebaha gobolka Mudug ka dibna isku dhiibay maamulka Ximan iyo Xeeb oo uu hadda gacanta ugu jiro. Raga kale ee la sheegayo in xoogaga hoostaga Amiirka Al-shabaab ay ku raad joogaan ayaa waxaa ka mid ah Shiikh Fuaad Maxamed Shongole, Shiikh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) Cumar Xamaami oo isna loo yaqaan Abuu-Mansuur Al-Amriiki iyo qaar kale oo intooda badan Maraykanku uu dul dhigay malaayiin dolar. Illaa hadda ma jiro war ka soo baxay hogaanka Al-shabaab oo ku saabsan dilka saraakiishan sare hase ahaatee bayaan ka soo baxay Al-shabaab howlgalkii Baraawe ka hor ayaa waxaa lagu sheegay iney bilaabayaan ciribtirka kooxo loogu yeeray iney kala qeybinayaan Mujaahidiinta. Xafiiska Warqabadka Dayniile.com Webmaster@dayniile.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted June 30, 2013 I can't still believe they're killed, i wanted them to die so bad. update: http://rt.com/news/somalia-shabaab-afghani-killed-434/ I'm still wondering whether this is the end or will the warlords become the next imtixaan. I wish every balaayahele the same wado. May the dreams come true. Amen . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted June 30, 2013 Bal muxuu ka hadlayaa! https://www.youtube.com/watch?feature=player_detailpage&v=VBo9uRQU23I#t=59s Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted July 1, 2013 What are you guys celebrating? The death of qof muslim ah? Ilaahay ha u naxariisto labadaba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted July 1, 2013 ^^ Not sure about celebrating but all must be happy to see the end of these mufsideen fe al ard. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted July 1, 2013 ^ Not like this NG. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted July 1, 2013 Rahima;965744 wrote: What are you guys celebrating? The death of qof muslim ah ? This answer (video below) makes your du'a invalid. Rahima;965744 wrote: Ilaahay ha u naxariisto labadaba. You need to learn more about Islam sis Rahima instead of being over sensitive. Waxaas waa wax lacaadaystay in la yiraahdo markasta and you need to get rid of it. Btw: the video waa jawaab laga bixiyay dilkii ay Al Shabaab-ta u gaysteen wadaadka goortii uu jeediyay Qudbadan iyo kuwa kale. -->> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted July 1, 2013 ^ Are you saying that they were not Muslim? That would be the only reason to not say ilaahay ha u naxariisto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted July 1, 2013 Rahima;965751 wrote: ^ Are you saying that they were not Muslim? That would be the only reason to not say ilaahay ha u naxariisto. As i said watch the last 178s of the video below and if that doesn't make any sense to you then you're/were rather one of their supporters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rahima Posted July 1, 2013 I haven't watched it and it really doesn't matter. Islam 101- all Muslims deserve upon their death that we say ilaahay ha u naxariisto no? If Abdullah Ibn Omar prayed behind Hajjaj Ibn Yusuf surely even if you can't bring yourself to say ilaahay ha u naxariisto, you can at the very least not comment. Celebrating the death of a fellow Muslim is wrong. But then again are you saying that they were not Muslim? Something is very wrong here walaahi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maqane Posted July 1, 2013 Rahima;965756 wrote: I haven't watched it and it really doesn't matter This makes everything clear............. Rahima;965756 wrote: But then again are you saying that they were not Muslim? Yes, to me they (Al Shabaab iyo kuwa lamid ah oo noocaas oo kale ah)'re not Muslims if that answers your question. Better understand the word "Muslim" before you even talk about it. Quote Share this post Link to post Share on other sites