MoonLight1 Posted June 26, 2013 War Deg Deg ah– Oday Xaad oo Madaxtooyada lagu arjey inu ololeynaya in Xasan Sheikh Aweys la keeno Xamar ka dib hanjabaad kasoo yeertey Ehlu Suna Waljameeca Culumada Ehlu Suna Waljameeca ayaa ku baaqay in si deg deg ah iyaga loogusoo gacan galiyo Xasan Daahir Aweys oo iminka ku sugan Cadooda hadii kale ay weerarayaan Cadaado, Hadalada kasoo yeerey Sunawal Jameeca waaxay fadhiga ka kiciyeen Odoy Xaad iyo Xulufadiisa , waxaana saaka barqadii Villa Somalia lagu arkey Oday Maxamed Xasan Xaad iyo sadex oday oo la sucda, waxayna Madaxtooyada u yimaadeen sidii Xasan Daahir Aweys Diyaarad loogu diri lahaa si uu Xamar u yimaado. Xaalada ayaa hada u muuqata Mid cakiran ka dib markii laga warheley in Imaatinka Xasan Daahir aweys ee Gobolada Dhexe uu ahaa mid Villa Soomaaliya waxkasoo abaabushey, Waxaase iswaydiin Mudan Hadii xasan Daahir la keeno Muqdisho meesha uu ka galayo Sirdoonka Caalamka iyo Amisom. Odoyaasha ay ka mid yihiin Maxamed Xasan Xaad ayaa la sheegey iney qaybwayn ka qaateen in Xasan daahir aweys uu aado Gobolada dhexe ka dib markii khilaaf Xoogan soo kala dhex galay isaga iyo Saraakiisha Al-shabaab, Waxaana Hada olole xoogan ka socdaa Villa Soomaaliya sidii lagu keeni lahaa Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 26, 2013 HAG will not execute Aways they might put him under house arrest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 26, 2013 Xaaji Xunjuf;964462 wrote: HAG will not execute Aways they might put him under house arrest. Are you sure about that? If i had the chance i would execute the bastar,d myself Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 26, 2013 Great news :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 26, 2013 it amuses me how people deligitimize their own government over temporary politics. Quote Share this post Link to post Share on other sites