Tillamook Posted June 22, 2013 Gudiga qaran ee dowladdu ay u xilsaartay xuska Maalmaha Xoriyadda oo Faah faahin ka bixiyey qaabka loo xusi doona Maalmaha Xoriyadda Muqdisho(RBC Radio) Gudiga qaran ee dowladda Soomaaliya ay u xilsaartay xuska maalmaha Xoriyadda dalka ee 26ka Juun iyo 1da Luulyo ayaa ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed iney ka wada qayb qaataan weynaynta maalmaha Xoriyadda Soomaaliya,gudoomiyaha gudiga qaran ee xuska maalmahaas C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka oo maanta shir jaraa’id Muqdisho ku qabtay ayaa ku booriyey dhammaan bulshada Soomaaliyeed iyo maamulada dalka ka jiray iney ka qayb qaataan xuska maalmaha xoriyadda dalka. Wasiirka ayaa sheegay in kulamo isdaba joog ah oo gudigu uu yeelanayey ay ahayd muhiimadda looga arinsanayey sidii shacabka Soomaaliyeed loogu boorin lahaa inaan loo kala harin xuska maalmaha 26ka Juun iyo 1da Luuyo oo ay inaga xigaan maalmo kooban. “Waxaan isla garanay iney munaasabaduhu noqdaan 2 qaybood oo kala ah kuwao xili habeenkii ah qabsoomi doona,oo iskugu jiri doona calan saarka,Ruwaayado iyo Fantasye weyn oo la qaban doono maalinta1da Luulyo taasoo ay ka qaybgali doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed isla markaane tafaasiisheeda dib laga soo sheegi doono” ayuu yiri gudoomiyaha gudiga xuska maalmaha xoriyadda. Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday in dhammaan maamulada dalka ka jira iyo qof walba oo mawaadin Soomaaliyeed ah uu xil weyni ka saaran yahay xuska iyo weynaynta maalmaha xoriyadda dalka ee 26ka Juun ooku beegnayd markii ay gobolada waqooyi ee Soomaaliya ka xoroobeen Gumeystihii Ingiriiska iyo 1da Luulyo oo ah markii ay gobolada Koonfureed ka xoreebeen gumeystihii Talyaaniga iyo Israacii Waqooyi iyo Koonfur oo ku beegneed sanadkii 1960kii oo ay kasoo wareegtay 53 sano. Source: raxanreeb Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 22, 2013 Oh sure, we won't organize the fight against Al Shabab, and we sure as hell won't help reconcile the Somali people, but we most definitely can waste time and effort on celebrating a trifling independence day. What effing retards! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted June 22, 2013 “Waxaan isla garanay iney munaasabaduhu noqdaan 2 qaybood oo kala ah kuwao xili habeenkii ah qabsoomi doona,oo iskugu jiri doona calan saarka , Ruwaayado iyo Fantasye weyn oo la qaban doono..... Typical of NGO style government of Pres Hassan, a Parliament committee is needed to organize event that includes hoisting a flag and few performers…. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted June 22, 2013 In the mean time, the IDP go without food and shelter. What a waste of resources. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 22, 2013 People should still celebrate important days. it gives people hope for a better future Quote Share this post Link to post Share on other sites
ElPunto Posted June 23, 2013 ^Wow - I actually agree with you. I think the criticism here is unwarranted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 23, 2013 Xaaji Xunjuf;963549 wrote: People should still celebrate important days. it gives people hope for a better future Only 26 June is not even their day . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 23, 2013 Someone is pissed off because 26 June & 1st July is two days for Somaliland & Somalia .... if you know what i mean Quote Share this post Link to post Share on other sites
QansaxMeygaag Posted June 24, 2013 Guys guys - these rituals are important the world over. Even stable democracies 100s of years old do this shid for a good reason... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 24, 2013 looool maa waax kale la mucaradiyo ba la waayey, lool even celebrating independence day has become an opprtunity to wail, very well let's call it officisl HAG day so who doesn't feel it should not turn up hehehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 24, 2013 ^ Really? Is that all you got out of this thread? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 24, 2013 C'mon people. Even the independence day? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tillamook Posted June 24, 2013 Haatu, once again, really? Is that all you that you've gleaned from this thread? That I started this thread because am against the celebration of our day of independence? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 24, 2013 Well what's your problem then? The people are gonna continue suffering whether or not we celebrate the independence day so why not? Besides, it's good for national unity and the days Somalis finally achieved their freedom. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted June 24, 2013 Yunis;963543 wrote: Typical of NGO style government of Pres Hassan, a Parliament committee is needed to organize event that includes hoisting a flag and few performers…. I agree with you 100% Quote Share this post Link to post Share on other sites