Sign in to follow this  
malistar2012

Farmaajo oo ka hadlay xaalada Soomaaliya baaqna u diray dowlada

Recommended Posts

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan magaalada Muqdisho iyo qaraxyadii dhawaan ka dhacay caasimada

 

Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya hadda laga doonaayo wax badan inay ka bedasho hanaanka ay ku sugayso amaanka guud ee magaalada Muqdisho iyo sidoo kale xarumaha dowladda Soomaaliya.

 

Raysal wasaarihii hore ayaa baaq u diray dowlada wuxuuna ugu baaqay inay wax ka badasho qaabka hada looga shaqeeyo amaanka, iyo waliba sida looga hortago Al-Shabaab.

 

Dhawaan ayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka dhacay weeraro xooga oo lagu qaaday Xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo dad badan ay ku dhinteen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this