Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Hussein ishaqi of the African development Fund Meets President of Ghana+Invitation for Pres Silanyo

Recommended Posts

Madaxweynaha dalka Ghana oo Marti qaad uu Fidiyey Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa iyo Madaxwaynaha Ghana oo Balan qaday In u Madaxwaynaha Somaliland Boqasho ku Yimado Ghana

(Hadhwanaagnews) Wednesday, June 19, 2013

London - (HWN) Shirkadaha horumarinta ee DVK ee u madaxa ka yahay Mudane Deepak oo u wehelinayo Madaxa horumarinta qaybta Mashaariicda Afrika (African Development fund)

 

London - (HWN) Shirkadaha horumarinta ee DVK ee u madaxa ka yahay Mudane Deepak oo u wehelinayo Madaxa horumarinta qaybta Mashaariicda Afrika (African Development fund) ee Hussein AL ishaqi ayaa dhawaan ku tagay socdaal shaqo dalka Ghana sidii looga wada hadli lahaa mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo dalka Ghana.

 

Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa ayaa kulmo kala duwan la yeeshay Madaxda iyo Masuuliyiinta dalka Ghana oo ugu horeeyo Madaxwaynuhu John Dramani, halkaas oo u ka codsaday in uu martiqaad rasmi ah u fidiyo madaxwaynaha dalka Somaliland ee Mr Ahmed Mohamed Silanyo.Isaga oo Madaxwayne John Dramani ka aqbalay Casuumadaas oo dhaawan la filayo in la gaarsiyo madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxmuud Silaanyo oo noqonaysa Fursad iyo guul u soo hoyatay Dublamasidyiada Somaliland.

 

Sidoo kale waxa kulamo kala duwan la yeeshay Mr alishaqi oo muwadin Reer Jabuti oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland waxa kale oo u kulamo la yeeshay , Afhayeenka Madaxwaynaha Joe Ghartey Iyo Xoghayaha gaarka ee madaxwaynaha Razak Awudulai, iyo sidoo kale maareeyaha guriga ganacsiga ee Ghana Adjei Baah.

 

Waxa xusid mudan in uugu danbayntii lagu sagootiyay Mudane Hussein Alishaqi casho sharafeed u martigalay Afhayeenka Madaxwaynaha Joe Ghartey oo ay ka soo qayb galeen xildhibaanada Barlamanka Ghana iyo wasiiro ka tarsan Xukumada Ghana, halkaas oo laysku waydaarsaday sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta doorka shirkada DVK ka qaadan doonto horumarinta dalkaa iyo dhanka kale doorka siyaasadeed ay ka ciyaari karto Ghana aqoonsiga Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Xaaji Xunjuf;963002 wrote:
Madaxweynaha dalka Ghana oo Marti qaad uu Fidiyey Mudane Hussein AL-ishaqi
oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa iyo Madaxwaynaha Ghana.....

Xaaji - I can't see President John Dramani of Chana, You forgot to photoshop his image into the above pictures?..

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Ghanians have always been very friendly towards the Somaliland case MPs from Ghana visited Somaliland few years ago. President siilaanyo should consider a trip to accra. Even when the Ghanians were hosting the African union summit they raised the Somaliland case and Somaliland flag was flying next to ecowas and African union flag. They are indeed Somaliland closest allies and brothers in west Africa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sorry i was not talking to you, by the way dont you have other things to worry about like securing your country from Alshabaab attacks? Let us worry about President siilaanyo and his Ghanian friends

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAROODI   

It's inferiority complex haji the pirates are confused these days. they dont know what to make of reality they started to believe the fake history that once told them they were superman unfortunately after 1991 they found out who the real supermen were and their world came crashing down. Lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this