Saalax Posted June 19, 2013 Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arrimaha Somalia Oo Sheegay Inaanay Ku Qanacsanayn Go’aankii Xukuumadda Somaliland Ku Mamnuucday Xafiiskiisa Hargeysa Hargeisa(Durdur)Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha soomaalida, hawlgalka cusub ee la baxay UNSOM Danjire Nicholas Kay ayaa maanta mar uu ku soo laabtay magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in aanay qaramada midoobay ku qanacsanayn go’aankii Somaliland ku mamnuucday xafiiskiisa laga furi lahaa magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa Ambassador Kay wuxuu sheegay in qoraal faahfaahinaya sababaha ay Somaliland u cuskatay inay diido xafiiska UNSOM in laga furo Hargeysa uu u gudbiyey xoghayaha guud ee qaramada midoobay magaalada Newyork, isla markaana wuxuu sheegay Mr. Kay inuu filayo in dhawaan uu ku laabto caasimadda Somaliland ee Hargeysa si uu wada hadalo horleh oo ku saabsan xafiiskani ula gallo madaxda Somaliland. Ambassador Kay ayaa qadar yar ka dib markii uu bixiyey hadalkaasi wuxuu boggiisa twiterka ku qoray qoraal uu ku faahfaahinayo go’aankii xukuumadda Somaliland todobadkii hore ka qaadatay xafiiskiisa in Hargeysa laga furo wuxuuna yidhi “Jimcahii markaanu kulanay madaxda Somaliland mawqifkoodu wuu cadda, waxaa laga yaaba in ay isniinta (17/06/2013-) uu war cusubi soo kordho”. Qoraalka Ambassador Kay ayaa mar ay durdurnews wax ka weydiisay hawl wadeeno qaramada midoobay ka tirsan oo ku sugan Nairobi, waxay ku macneeyeen in loola jeeday ajandayaal cusub oo Ambassador Kay doonayo inuu wax ka bedel ku sameeyo doorka cusub ee xafiiska UNSOM ee caasimadda Somaliland Hargeysa, balse ka hor intaan qaraarkaasi wada hadal laga gelin loo gudbin doono magaalada Newyork. Somaliland iyo qaramada midoobay ayaa waxaa dhex yaalla khilaaf kii ugu adka tan iyo intii Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay 1991-kii, 18 May 22 sannadood ka hor, go’aankii usbuucii hore xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku mamnuucday xafiiska UNSOM ayaa dareen horleh geliyey qaramada midoobay oo la isku weydiiyo Somaliland. http://durdurnews.com/Detail.php?id=938 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 19, 2013 What is the purpose of UNSOM what does it do? What is their job i believe they do zero and the whole office means little for countries like Somaliland. No need for Somaliland to play with these cats, the UN does not recognize Somaliland well your office is not welcome in Somaliland. We applaud the Somaliland government President siilaanyo and Dr Muhammad abdilahi on this decision. The UN can call and say the former dissolved Somali republic is united in their archives and on paper. But in reality this is not the case, so they have to get with the program. In the mean time they can go to their Mogadishu and work with those who wish to be helped by this office. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted June 19, 2013 Exactly. Ambassador Kay can cry to the UN headquarters in New York all he wants, if his office wants to do the bidding for the Mogadishu administration they are not welcome in Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 19, 2013 throw the rascals out, think they come dictate.These fat cats only here to go back with full wallets. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted June 19, 2013 All UN political offices in Somaliland must be shut down. They can go to hell. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 19, 2013 separatist online mujaahids are in unison today , supporting the unsustainable position of Hargeysa Just like Nicholas said, tomorrow Hargeysa may change its position Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted June 19, 2013 Xin what are you talking about ??? As always no sense. This is SOMALILAND Saxib we control from the Djibouti border to the Somalia border without cornal Kibaki. Unlike your hero we actually call the shoots the UN will do what we tell them to do on our land you wouldn't understand it seems you and your forefather were dependent and remain dependent on cornal Uhuru to get the job done. Liberate yourself first then come back its like a slave coming to a free man and trying to convince him that slavery is good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 19, 2013 ^^GAROODi welcome back bro---we hear you loud and clear, the mother clans are superior and no security counsel resolutions will affect their position. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted June 19, 2013 I would worry about captain Blackys and the security council resolution that told him to go to mugdisho. No security council resolution has stated that SOMALILAND has to go to mugdisho. The last security council debate involving SOMALILAND stated that the security council welcomes the dialogue between SOMALILAND and Somalia. Like I said xin apples and orange Saxib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 19, 2013 ^^GAROODi welcome back bro---we hear you loud and clear, the mother clans are superior and no security counsel resolutions will affect their position. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GAROODI Posted June 19, 2013 ^^^ xin take a chill pill Saxib until you liberate yourself no one can take you seriously even the pirates truly understand the force of SOMALILAND to the extent they abanded their causins in fear. It's not my words it's the realty on the ground. Quote Share this post Link to post Share on other sites