Daqane Posted June 17, 2013 Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa sheegaya in xaley kooxo hubeysan ay ku weerareen xildhibaanno maalmahan ku shiraayay magaaladaas, kuwaasoo ka soo horjeeda maamulka uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in ay xoog ku galeen Hotelka Sarena oo ku yaalla bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay maalmahan ku sugnaayeen xildhibaanadan oo kala ah, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, Xuseen Carab Ciise iyo Cabdulaahi Goodax Barre. Xildhibaann Cabdulaahi Goodax Barre oo la hadlaayay VOA ayaa sheegay in ay ka badbaadeen shir qool la soo badbaaday oo lagu doonayay in ay la weeraro, wuxuu sheegya in in kooxaha hubeysan ee soo garay Hotelka ay qaateen Dickumintiyo, Basaarabooro iyo Cumputero Laptop oo ay wateen. Xidhibaannada ayaa maalmahan kulamo looga soo horjeedo Axmed Madoobe ka waday magaalada Nairobi. waxaana la sheegayaa in weerarkooda uu arrintaas la xiriiro. Xildhibaanadan ayaa sheegay in ragga weeraray ay ka qaateen Kombutaradooda gacanta ayna isku dayeen inay kaxeystaan mid ka mid ah xildhibaanada. Isku soo duub waxaa hadda socda baaritaan xooggan oo looga gun lee yahay siiddii loo ogaan lahaa kooxda weerarka geestay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted June 17, 2013 xoosh did this himself to get attention. it was a setup by him and goodaxe to get media attention. they bribed thugs to carry out this game for political motivation. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 17, 2013 lol these xildhibaano are entertainers --jumping head first into the Jubbaland issue, holding gatherings , and finally crying wolf ... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 17, 2013 ceeb baa dhacdey jubbalanders use to say kenya aint involved politically why are their police trying to steal documents from our mps desperate much? Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 17, 2013 Doqonkan Xoosh baan la yaabaa, just the other day he was bad-mouthing Kenya and demanding their removal off of Somalia. And now he wants to chill in Kenya LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted June 17, 2013 ^LOOOL! Not so bright!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 17, 2013 I doubt it's true, but what are they doing in Kenya, are they not MPs of Somalia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted June 17, 2013 Perhaps Mr. Hoosh thinks Mogadishu media outlets will put a great pressure on Kenya to affect change in how he is treated Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 18, 2013 Maxaa xildhibaan Soomaaliyeed seexiye 'posh' hotels like Serena iyo Laico (formerly Grand Regency), whose cheapest rooms cost $500 a night? Haddaa tagtid hoteeladaan, the lobbies xildhibaano ku sheeg, xildhibaano hore, ra'iisul wasaariyaal hore, wasiiro, wasiiro hore, failed presidential candidates with their shaxaad raadis hang-ons kama weyneysid at any tme, especially Grand Regency. Xildhibaanoow, stay in Xamar. Masuulnimada aad sheeganeysiin ku dhaqma, lacagta yar magaca masaakiinta Soomaaliyeed lagu soo helay haku qasaarinina meelahaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted June 18, 2013 Eventhough its unfortunuate that they were robbed in Nairobi. Hopefully this will even motivate more to move and to meet in their own country. Quote Share this post Link to post Share on other sites