Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Ahmed Silanyo to visit Saudi Arabia.

Recommended Posts

Booqashada iyo martiqaadka Madaxweyne Siiraanyo ku tagayo SUCUUDIGA ma danbaa Somaliland ugu jira.mise arrinka NIILKA xaalku weeyi. By: Wariye CALI Dheere

 

Boqorka sucuudiga ayaa dhanbaal u soo diray madaxweyne siiraanyo uu ku martiqaadayo sucuudiga iyadoo dayaarad khaasana loo soo diri doono madaxwynaha , hadabaa maxaa keenay inay sucuudigu immika ina casuumaan arrintu malaa waa wabiga niilka.haddaba warbixin lagu daabacay wargeyska boston globe ayaa sheegtay in laga cabsi qabo in in uu dagaal ka dhex qarxo dowladda masar iyo itoobiya dagaalkaas oo sida warbixinta lagu sheegay salka ku haya biyaha wabiga niil, waxayna warbixintu intaas ku dartay in qaraxa dagaalkaas aad u soo dhowaaday ka dib markii ay itoobiya ku adkeysatay in la qaybsado biyaha niil iyada oo ay shirka ka maqanyihiin masar iyo suudaan .

 

Wargeysku wuxuu sidoo kale sheegay in dowladaha uu ka soo bilowdo wabiga niil ee yuganda,Kenya,tanzaniya,kongo,Burundi iyo ruwanda ay ku adkeysanayaan in ay xuquuq ku leeyhin wabiag neel waxayna dowladda mareykanka ka codsadeen in ay murankan si dhakhso ah u soo dhex gasho.

 

Warbixintu waxay intaas ku dartay in dowladda masar ay ku adkeysaneyso haysashada xuquuqdeeda taariikhiga ah ee biyaha niil taas oo lagu qiyaaso 56 milyaar mitir oo saddex jibbaaran sanadkiiba iyada oo qayb ka ah biyaha wabiga oo ah 84 milyaar mitir saddexjibbaaran, halka dowladda suudaanna ay sheegtay inayna marna ka tanaasuli doonin qaybteeda dhan 15milyaar mitir saddexjibbaaran.

 

Sidoo kale warbixintu waxay tlmaantay in dowladda msar ay aad uga xuntahay qaababka codowtooyada leh ee ay itoobiya u qaabayneyso biyaha niil, waxayna intaas raacisay in haddii uu dagaal dhex maro itoobiya iyo masar ay ereteriya la safan doonto itoobiya oo ay horey cadow u ahaayeen hadda se uu heshiis ka dhexeeyo sida warbixintu sheegtay.

 

Masar waxay leedahay israa’iil ayaa dowladaha wabigu ka soo billowdo ku dhiirri galineysa in itoobiya laga sameeyo afar xarumood oo biyaha kronto lagaga dhaliyo , arrimahaasina waxay sii xoojinayaan in dagaal ka dhex qarxo itoobiya iyo masar.

 

Wasiirka beeraha ee masar ayaa horey u sheegay in ay dagaal ka xigaan in la nusqaamiyo qaybtooda ay ka helaan biyaha niil, ra’iisul wasaaraha itoobiya ayaa isaguna mar sii horreysay sheegay in masar ayna iyaga ka celin karin waxa ay raba

- See more at: http://gaafo.com/215596/booqashada-iyo-martiqaadka-madaxweyne-siiraanyo-ku-tagayo-sucuudiga-ma-danbaa-somaliland-ugu-jiramise-arrinka-niilka-xaalku-weeyi-by-wariye-cali-dheere

Share this post


Link to post
Share on other sites

MADHABAA IN M/wayne Ahmed Mahamuud uu wafti ku tagi doono Caasimada Saudiga ee Riyaadh

 

Dawalada Boqortooyada Sauidiga aya Si ba an uga soo horjeeday Qadiyada Gooni Iskutaaga Somaliland

 

Warar aan wali soo shaacbixin oo naga soo gaadhay Casimada Boqortooyoda Saudaiga Magaalada RIYAADH ayaa lagu sheegayaa in dhawaan Safar uu ku tagi doono Madaxwayne Siiranyo.

Macada Sababta ay dawlada Saudigu Waqtigan Casumada ugu Fidinayso M/waynha Somaliland.

Dawalada Boqortooyada Sauidiga aya Si ba an uga soo horjeeday Qadiyada Gooni Iskutaaga Somaliland

Warkan oo ilaahada aan Shaaca lga qaadin ayaa imanaya Waqti Mandaqada Geeska africa ay ka jiraan XurguF ka dhex aloosan labada dal ee MASAR IYO ETHOPIA KAA SOO KU SAABSA Wabiga niil

Share this post


Link to post
Share on other sites

if it is true and the President goes to Saudi Arabia, the question what do the Arabs have to offer us , i always raise my eye brows when Arabs are involved

Share this post


Link to post
Share on other sites

Arabs are still weak , we might take their money if they have money to offer us is always welcome , but we will not cooperate with these monkey's they always have an agenda we have no interests in their agenda because most of the time it goes against ours. They were always very hostile towards Somaliland. Give ma quarter of the army equipment saudi Arabia has and i can guarantee you Somaliland Militia can shake the foundation of the state of Israel. But Arabs cannot fight diplomatically they have nothing to offer us , they might tell us that we should be nice to the Koonfurians. Because the Koonfurians have been screwing up the past 2 decades. And the Arabs have no ally in the Horn:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mad_Mullah;962347 wrote:
This coming from a country that runs on money that gets sent back from Europe/America. Pfffff...

Arabs are morally mentally very weak , also very inferior when it comes to europeans Arabs are not creative they are very poor even with all the resources the Smallest EU countries have higher GDP than the richest Arab countries.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this