Hibo Posted January 15, 2003 Dhibaatada heysata caruurta soomaaliyeed eee aan soomaaliga sida wanaagssan u garaneyn.. Maalinbaa reer jooga dalkan mareykanka ayaaa waxay soo booqdeen reerkale oo aya qaraaabo ahaayeen..Reerka soo booqdey waxay ka koobnaayeen labo wiil iyo hooyadood.Ka dib kolkey gurigii ay usoo socdeen yimaadeen ayaa si wanaagsan loo soo dhaweeyey.Ka dib baa wiilasha reer ka soo booqdey mid ka mid ah wuxuu arkey inan (gabar) ay dhaleen reerka ay soo booqdeen oo u eg hoooyadeed xaga ekaanshaha (physical appearance)qaasatan dhabanada ama camanka,, Kolkaa buu inankii yiri Ala eega inanta hooyadeed bey candhada kaga egtahay.. isagoo ula jeeda dhabanada ama camanka.. dadkii meesha joogey baa marna yaaba marna qosla ..inankii wuu ku sii celcelinayaa oo sii lee yahay ala eeega waa candhadeediyoo halkan taaagan,, lolololololololol Waaa sheeko dhacdey Mid kale hadaan ku daro maalinbaa wiil aan sidaa soomaali u garaneyn ayaa wuxuu tagay wadankii soomalia xamar markaas ayuu wuxxuuu raacey xaajiyo qamsiiin.. kuwa bii Elka loo yaqaan ee bakaaraha ka shaqeyya xaajiyadii ayaa loo istaajiyey hawaan rakaab ah kadib ayay naagtii soo fuushey xaajiyadii.. Willkii kursi ku xigey ayaa banaanaa islaantii aad bey u buurneyd ka dib meeshii ayay ku fadhiiso is tiri.Islaaantii markey salka sii dhigeysay kursiga ayay tiri ala meesha ciriiri badanaa.. Wiilkii baa intuu u jawaabey islaantii ku yiri eedo kursiga cirriri maahee dabadaada ayaa weyn lol.. runtii kama aysan aheyn islaanta wax ka sheeg laakiin soomaaliga ayuusan kala garaneyn kan lagu hadlo iyo kan an lagu hadal One love and peace Quote Share this post Link to post Share on other sites
ajakis Posted March 3, 2003 looooooooooooooool candhada aaaaaaaa?..ehehehhe..walaahi i cant stop laughin hahahhahaha Quote Share this post Link to post Share on other sites