Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2013 Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xigeen cusub oo kusoo baxay doorashadii Madaxnimo ee Maamulka Ximan iyo Xeeb Khamiis, Juun 13, 2013 (HOL) — Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen cusub ayaa maanta loo doortay maanta maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka tiliya deegaanno ka yaalla bartamaha Soomaaliya, waxaana xubnahan cusub ee la doortay maanta u codeeyay 23-ka xubnood ee baarlamaanka maamulkaas uu ka kooban yahay. Madaxweynaha cusub ee la doortay oo lagu magacaabo, Cabdullaahi Cali Maxamed Kadiye ayaa waxaa la tartamay laba murashax o kale, oo kala ahaa Cismaan Maxamed Cali (Cismaan Dheere) iyo Cali Amiin Sayid Axmed, isagoo codadkiid doorashada oo ahaa kuwo qarsoodi ah ka helay 20-cod, labada murashax ee kale ay kala heleen saddexdii cod ee kale. Sidoo kale, madaxweyne ku xigeenka cusub oo loo doortay Cabdi Maxamed Axmed ayaanay jirin cid la tartantay, isagoo helay 22-cod oo ka mid ahaa 23-kii cod ee xubnaha baarlamaanka maamulkaas, halka codkii kalena uu noqday mid hallaabay. “Waxaan ku faraxsanahay xilka la ii doortay, waxaana ballanqaadayaa inaan ku shaqeyn doono cadaalad, kana shaqeyn doono horumarka deegaannada uu maamulka ka taliyo iyo dadka ku nool,” ayuu yiri madaxweynaha cusub ee maamulka Ximan iyo Xeeb. Labadii murashax ee looga adkaaday doorashada madaxweynenimada oo ka hadlay iyaguna goobta ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin sida uu codku ku dhacay, waxayna xuseen inay u hambalyeynayaan murashaxa la doortay ayna la shaqeyn doonaan. Goobta ay codeyntu ka dhacaysay ayaa waxaa goobjoog ku ahaa Maxamed Aadan Tiiceey oo ahaa madaxweynihii maamulka Ximan iyo Xeeb iyo xubno ka tirsan maamulkiisii, kuwaasoo iyaguna u hambalyeeyay madaxda cusub ee xilka kala wareegaya. Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka mid ah maamullada ka jira bartamaha Soomaaliya, inkastoo uusan aqoonsi buuxa ka haysan dowladda Soomaaliya ee cusub, waxaana horay safar ugu tagay madaxweynihii hore ee Somalia, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abtigiis Posted June 13, 2013 The Government has not yet nominated a Governor. So, it should also come out and say this is unconstitutional. hadii kale, SAHAL will feel vindicated. I know these guys are not saying they are a STATE, but still they cannot elect local leaders before the governor is put in place. So says the Government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2013 ^^ Ximan iyo xeeb existed before the government so ximan iyo xeeb is the same as Puntland and Galmudug. Why should the government appoint governors. If there is governance in ximan iyo xeeb. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted June 13, 2013 ximaan & xeeb is sub sub sub clan where as kismayo is all the SAHAL coming from east/west/north/south like a liberation front:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted June 13, 2013 Congratulations to them a peacefull election, peacefull tranfer of power. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sensei Posted June 13, 2013 Well, lets see how this pans out in Villa Somalia. This would be very interesting case study, it will definitely set precedence depending on the Fed's response. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 13, 2013 well done to ximan and xeeb they've done alot of progress in cadaado by the way guys this is just temporary soon Galmudug,ahlusunna and Ximan will unite under one federal state with Hiiraan or shabelle dheexe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Baashi Posted June 13, 2013 Well done. Allah knows order is needed in that neck of the wood. Go get it boys. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted June 13, 2013 Ximan iyo Xeeb = Cadaado(one of the seven districts in Gobolka Galgaduud). I think PM Saacid has appointed a governor to GalGaduud when he visited the capital of that Gobol, Galgaduud. However Dhuuso Mareeb (another sub clan) doesn't talk to Cadaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 13, 2013 Xaaji Xunjuf;961524 wrote: ^^ Ximan iyo xeeb existed before the government so ximan iyo xeeb is the same as Puntland and Galmudug. Why should the government appoint governors. If there is governance in ximan iyo xeeb. No it's not. They do not fulfill the 2 state or more criteria, this is a little sub sub sub sub sub sub tribal state like Galmudug. It should unite with neighbouring sub sub sub sub sub sub tribal states, if they cannot unite, how can the country unite? kkkkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted June 13, 2013 I thought a state can only consist of two or more provinces. I don't think that this state holds the same importance so the SFG will not even acknowledge them, anyway congratulation to them, may they prosper and have great relations with their neighbours. Question: Where in the hell is this state? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 13, 2013 Baashi;961621 wrote: Well done. Allah knows order is needed in that neck of the wood. Go get it boys. we thrive on your hate y'all Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted June 13, 2013 The Zack;961622 wrote: Ximan iyo Xeeb = Cadaado(one of the seven districts in Gobolka Galgaduud). I think PM Saacid has appointed a governor to GalGaduud when he visited the capital of that Gobol, Galgaduud. However Dhuuso Mareeb (another sub clan) doesn't talk to Cadaado. sxb Cadaado is more devoloped than Kismaayo so dont worry about walaalaha Galgaduud i suggest you focus on your own business Beledweyn and Cadaado which was small villages before the war is more outstanding today than Kismayo today thats embarassing ninyo Quote Share this post Link to post Share on other sites